saraakiisha lamaha amniga oo kurmeray goobihii ay maleyshiyadka ugus werarka ku qaaden

0
Saturday July 11, 2015 - 10:30:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    saraakiisha lamaha amniga oo kurmeray goobihii ay maleyshiyadka ugus werarka ku qaaden

    Wasiirada Amniga Gudaha, Gaashaandhiga ,Taliyaha Boliska , taliyaha Nabudsugida,sarakiil Katirsan ciidamad qalabka sida ayaa kormeer ku tagay Hotelka siyaad oo ka mid ahaa melhii ay al shabaab isku dayeen iney dhibaato ka geystaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirada Amniga Gudaha, Gaashaandhiga ,Taliyaha Boliska , taliyaha Nabudsugida,sarakiil Katirsan ciidamad qalabka sida ayaa kormeer ku tagay Hotelka siyaad oo ka mid ahaa melhii ay al shabaab isku dayeen iney dhibaato ka geystaan .
 Indha indheen ka dib waxaay warbixino ka geysteen saraakiisha ciidanka ee Hogaamineysay howlgalkii lagu guuleystay ,iyagoona faray in foojig naan dheeri ah iney muujiyaan.
Wasiirka Amniga gudaha dalka C/risaaq Cumar Maxamad ayaa ugu horeyn Sharaxaad ka bixiyay sida wax u dhacayn iyo haduu jiro qasaaro soo gaaray Shacabka ,iyo ciidamada dowlada wxa uuna shegay in ay ciidanku ka hor tegay dhabaatadii ay maleyshiyaadka UGUS ay ku doonayeen in ay dhibaateyaan shacabka muslimiinta ah ee soomam 
Wasiirka amniga gudaha dalka c/risaaq cumar maxamad oo hadalkiisa sii wata Ayaa amaan hugiyay dhamaan ciidamadii ka qeybqaatay howlgalkaan ,waxaa Uuna dhinaca kale baaq u diray caruurta aay soo dhagraan maleeyshiyaaydka al shbaab
Sidoo kale Wasiirka Difaaca Soomaaliya Ganaraal c/qaadir Shiiq Cali Diini ayaa Amaan uu u jeediyay ciidamada nisa iyo booliska, kadib baaq u jeediyay dadka aay Qaldaan ugus iney ka faaiideystaan baaqa madaxweynaha dalka uu u fidiyay Dadka raba ineey ka soo laabtaan fikirka qaldan ee ay maleegayaan UGUS  
Kormeerka kadib waxaa kulan dag dag ah wada qaatay Raisal Wasaaraha Dalka Iyo Wasiirada Amniga gudaha,Gaashaandhiga,Taliyaha Boliska,Nisa,iyo saraakiil ka Tirsan laamaha amniga waxaana kulankaas u jeedkiisa ahaa adkeynta amniga, Dhiiri galin,iyo mahadnaq loo leediyay dhammaan ciidamadii ka hortagay Weeraradaan 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip