Hay'adda Nabad sugiddda Qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgalkii caawa

0
Friday July 10, 2015 - 23:37:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Nabad sugiddda Qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgalkii caawa

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Saraakiisha Hay’addda Nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay howgalladii ciidamada amniga gaar ahaan Ciidamada Gaashaan iyo Onkod in ay soo gabo gabeeyeen howgallo ay ka fuliyeen Hoteelada Siyaad iyo Wehliye oo ay weeraro qaraxyo ah ku soo qaadeen maleeshiyaadka Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS.

Saraakiisha ayaa ku soo waramay in maleeshiyaadka ka tirsan UGUS oo todobo gaaraya ay xilliga afurka weerar ku qaadeen Hotelka Wehliye, waxaana ciidamada Onkod ay toogasho ku dileen dhamaan maleeshiyaadkii weerarkii ku qaaday Hotelka Wehliye.

Sidoo kale saraakiisha Hay’adda Nabad sugidda iyo Qaranka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday Hotelka Siyaad ay tiradoodu gaareysay shan nin, kuwaasi oo iyana ay toogteen ciidanka Gaashaan, iyagoo aan u suurta gelin ay inay dad dilaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip