Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bay Oo ka Warbixiyay Howlgalada Ka Socda deegaanada gobolkaasi

0
Wednesday July 15, 2015 - 08:35:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bay Oo ka Warbixiyay Howlgalada Ka Socda deegaanada gobolkaasi

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

saraakiisha ciidanka xooga dalka oo lahadlay radio muqdisho codka ciidanka qalabka sida  ayaa ka war bixiyay howlgaladii ugu dambee oo ay ciidanka xooga dalka kula dagaalamayaan in ay soo afjaraan haraadiga maleeyshiyaadka Ugus,,

 taliyaha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Bakool Kornayl Cabdiraxmaan Tima-cadde iyo saraakiil kale ay socdaal ku soo kala bixiyaan degmooyinka Gobolka, kuwaasi oo ujeedkiisu yahay u kuurgalidda howlgallada ciidamada xoogga dalka ay isugu furayaan waddooyinka gobolka bakool.

Sidoo kale taliyuhu waxa uu ka qeyb galay shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay degmada Yeed ee gobolka Bakool oo xuduud la leh Ethiopia, kaasi oo diiradda lagu saaray arrimo badan oo xagga ah, isla markaana la isku afgartay sidii wadajir looga wada shaqeyn lahaa guud ahaa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip