Maleeshiyad ka tirsan kooxda Shabaab Oo weerar ku soo qaaday goobo ay ku afurayeen Dad Shacab ah,

0
Friday July 10, 2015 - 19:53:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyad ka tirsan kooxda Shabaab Oo weerar ku soo qaaday goobo ay ku afurayeen Dad Shacab ah,

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Goobaha waxaa ka mid ah Hotelka Wehliye oo ku yaala wadada Maka Al-mukarama iyo Hotelka Siyaad ee ku yaala wadada Ceel Gaab Qaraxyada kadib isla matrkii Waxaa gurmad ku soo gaaray goobahaas Ciidamada sida gaarka ah u tabaaran e Amniga,

Howl galki hore waxaa ciidanku ka fuliyeen Hotel Wehliye, Waxayna ku guuleysteen in ay khaarijiyaan maleeshiyad isku daye in ay gudaha u galaan Hotelka, Waxaan socda hada Baaritaano lagu sameynaayo agagaarka Hotelka,

Dhicana kale howlgalka labaad ayaa hadda ciidanku kawadaan Hotel Siyaad oo u dhaw Suuqi Hore ee Ceel Gaab, Waararka aan ka haleyno waxay sheegayaan in howlgalki wali socdo,
lama oga wali khasaaraha soo gaaray shacabka ka afuraye maqaayadaha halakas ku yaala iyo goobaha u dhaw


Wixi ku so kordha naga suga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip