Wararka

Gen:Bashiir ''Waxaan Mar walba ka shaqeyneynaa Daryeelka Caruurta Darbi jiifka eek u dayacan Wadooyinka''

0 Visits: 1459 | Saturday May 28, 2016 - 17:28:51
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta sii daayey ilaa iyo 18 ka mid ah caruurtii Koola dhuuqa ahaa ee ku dayacnaa waddooyinka magaalada Muqdisho, kuwaasi oo Xabsiga dhexe ku qaatay 6 Bilood oo Dhaqan celin iyo Waxbarasho ah.

Read More »

Dayarka Xulka Soomaaliya oo afka ciida u daray Dayarka Sudaan

0 Visits: 1970 | Saturday May 28, 2016 - 15:54:37
Da yarka xulka qaranka Soomaaliya ayaa xasuuqay xulka 11 jirada dalka suudaan.

Read More »

Amisom oo sii joogi doonta Gudaha Dalka Soomaaliya

0 Visits: 871 | Saturday May 28, 2016 - 14:31:21
Golaha amaanka caalamiga ayaa si wadajir ah waxa ay qaraarkooda waqti kordhin ugu sameeyen howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ilaa 8-Luulyo.

Read More »

Wasaarada Waxbarashada Xukumada Fadareelka Soomaaliya oo Bilaabday Qaadista Imtixaanka shahaadiga

0 Visits: 1186 | Saturday May 28, 2016 - 11:00:33
Waxaa maanta qorshuhu uu yahay in ardayda Soomaaliyeed ay u fariistaan qaadita imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya.

Read More »

Caruur ku waxyeeloday Miino Al-shabaab Aaseen

0 Visits: 936 | Friday May 27, 2016 - 19:38:32
Degmada Afmadow ee Gobbolka Jubbada Hoose wararka laga helayo ayaa sheegaya in labo carruur ay geeriyootay laba kalena ay ku dhaawacmeen kadib Miino Kooxda Al-shabaab ku aaseen ku dhulka

Read More »

Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo burburiyay Goob Maleyshiyada Tababar ku sinayeen Caruur ay soo xadeen

0 Visits: 1558 | Friday May 27, 2016 - 19:38:32
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Amison ayaa dhaq dhaqaayo lagu baacsanayo kooxda dhiig miiratada Al-shabaab ka wada degaano Hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose

Read More »

Wasiir Diini ''Waxaan Sudaan Tabbar ugu soo Xeray Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya '''

0 Visits: 1868 | Friday May 27, 2016 - 15:42:42
Wasiirka Gaashaandhigga Xukumada Fadareelka Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalalka Kuwait iyo sudaan waxana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Saraakiil ka Tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo masuuliyiin…

Read More »

Haweenka Gobolka Banaadir oo deeq Xoolaha ah u geeyay Ciidamada Dhibowga uga Socdo Dugsiga Generaal Kaahiye

0 Visits: 2027 | Friday May 27, 2016 - 15:42:42
ururka Haweenka Gobolka banaadir ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya waxa ay ugu deeqeen 20 neef oo Ari ah kuwaas oo ay ugu tala galeen Ardeyda ka baxdey jaamacadaha dalka iyo dugsiyada sare oo ka mid noqdey ciidamada booliska kuwaa oo dhibow uga socda dugsiga Generaal kaahiye.

Read More »

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Uganda

0 Visits: 1089 | Thursday May 26, 2016 - 18:49:02
Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Jamhuuriyadda Uganda u fadhin doona dalka Danjire Prof Sam Tulya Muhika.

Read More »

Korneel Tareedisho ''Waxaan Gacanta Kusoo dhigney 11 Horjooge oo ka Tirsan Al-shabaab''Dhageyso

0 Visits: 997 | Thursday May 26, 2016 - 15:43:49
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo galo ka sameeyay degaano hoos yimaada Degmada Ceel Buur ee Gobolka GalGaduud ayaa waxa ay Gacanta kusoo dhigeen maleyshiyaad ka Tirsan Kooxda Al-shabaab.

Read More »

Sidii ''Waxaa Gacanta lagu dhigay Degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha hoose'' (Dhageyso)

0 Visits: 1780 | Thursday May 26, 2016 - 13:24:55
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gaar ahaan kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa la wareegay degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha Hoose oo in muda ah dadka shacabka ku dhibaateen jireen Al-shabaab .

Read More »

Col:David Obonyo ''Waxaan Dilnay 25 ka tirsan Kooxda Al-shabaab''

0 Visits: 1113 | Thursday May 26, 2016 - 11:22:29
Col:David Obonyo oo ah Af-hayeenka Ciidanka difaaca Kenya ayaa shaaciyay iney 21 ka mid ah mintidiinta Al-shabaab ku dileen degaanka Xawinaa oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Talyaaniga oo Qalab ciidan ku wareejiyay Taliska ciidanka booliska Soomaaliya

0 Visits: 1119 | Tuesday May 24, 2016 - 18:07:39
Munaasabadan oo aheed mid kooban isla mar ahaantaana Qalab ciid loogu wareejinaaye taliska ciidanka boliska soomaliya ayaa lagu Qabtay Xarunta safaarada talyaaniga ay ku leedahay magaalada muqdsho waxaana ka qeeb galay Taliyaha ciidanka boliska soomaliya iyo Taliye ku xigeynka Ciidanka Booliska safiirka…

Read More »

Gen Xaamuud ''Talyaniga waxa uu ka qeyb qadanayaa Dhismaha Booliska Soomaaliya''Dhageyso

0 Visits: 729 | Tuesday May 24, 2016 - 18:07:39
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Talyaniga ay caawiso ciidanka Booliska Soomaaliya

Read More »

G/Sare Shuute ''Waxaan soo Gaba gabeeney Dacwada Dadkii loo heestey Qaraxii Daallo'' Dhageyso

0 Visits: 882 | Tuesday May 24, 2016 - 17:33:16
Maxkamadda Ciidamada Qalbaka Sida ayaa soo Gaba-gabeysay dhageysiga dacwadii loo heystay Eedeysanayaal lala xiririinayo inay ku lug lahaayeen Qaraxii Diyaaradda Daallo Airline ka dhex dhacay 2016-02-02 xili ay ka duushay Garoonka Diyuuradaha ee Muqdisho.

Read More »

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo manta mar sadaxaad u fariisaneysa dad loo heesto qaraxii diyaarada Daallo

0 Visits: 1253 | Tuesday May 24, 2016 - 08:04:45
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa manta markii sadaxaad u fariisaneysa dawacada dad lo heesto qaraxii diyarada daallo ka dhax dhacay.

Read More »

Marwo Sahro Cumar Xasan''Waa in lafuraa Goobo lagu Daryeelo hooyada Soomaaliyeed''(Sawiro)

0 Visits: 1824 | Monday May 23, 2016 - 18:11:02
Munaasabad lagu xusayey ka hortaga isku furanka Hooyada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa ka qeyb gashay Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiir ku-xigeenka caafimaadka, agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka, guddoomiyha ururka haweenka gobolka Banaadir,…

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka oo maanta Booqdey gudaha Xabsiga dhaxe xamar(Sawiro)

0 Visits: 931 | Monday May 23, 2016 - 18:11:02
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa waxa ay Maanta Kormeer ku tageen Xarunta ku Meel gaarka ah ee Ciidanka Asluubta iyo Xabsiga dhexe ee Xamar oo iminka ay ku jiraan Maxaabiis aad u fara badan oo Dambiyo kala duwan…

Read More »

Gen Xaamuud oo kismaayo Tabbar ugu soo xeray Ciidamadii ugu horeyay ee Booliska Maamulka Jubbaland

0 Visits: 891 | Monday May 23, 2016 - 14:00:48
Masuulyiin uu kamid yahay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo gaaaray magaalada Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo kusoo dhaweeyay Wasiirka arrimaha Gudaha Jubbaland iyo xubno kale.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa jira Qaxooti soomaaliyeed oo ku dhibaateysan qaaradaha Afica iyo Yurub

0 Visits: 833 | Monday May 23, 2016 - 14:00:48
Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galayay Bini'aadannimada ee maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiya ayaa qubad ka jeediyay shirkaasi kuna soo hadal qaaday in dowladiisa ay ka go an tahay…

Read More »