Sidii ''Waxaa Gacanta lagu dhigay Degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha hoose'' (Dhageyso)

0
Thursday May 26, 2016 - 13:24:55 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidii ''Waxaa Gacanta lagu dhigay Degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha hoose'' (Dhageyso)

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gaar ahaan kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa la wareegay degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha Hoose oo in muda ah dadka shacabka ku dhibaateen jireen Al-shabaab .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gaar ahaan kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa la wareegay degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha Hoose oo in muda ah dadka shacabka ku dhibaateen jireen Al-shabaab .

Gudoomiyhii hore ee Gobolka shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Sidii oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in maanta ay ciidamada kumaandooska Soomaaliya ay la wareegeen degaanka Tooratoorow ee Gobolka shabellaha hoose

Mudane Sidii ayaa waxa uu xusay in halkaasi lagu dilay maleyshiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab lagana furtay hub

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Kumaandooska Soomaaliya ayaa waqtiyadii dambe bartimaad gaar ah oo ay ku baacsanayeen maleyshiyada al-shabaab waxa ay ka wadaan Gobolada Dalka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip