Maxkamada ciidamada qalabka sida oo manta mar sadaxaad u fariisaneysa dad loo heesto qaraxii diyaarada Daallo

0
Tuesday May 24, 2016 - 08:04:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada ciidamada qalabka sida oo manta mar sadaxaad u fariisaneysa dad loo heesto qaraxii diyaarada Daallo

    Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa manta markii sadaxaad u fariisaneysa dawacada dad lo heesto qaraxii diyarada daallo ka dhax dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa manta markii sadaxaad u fariisaneysa dawacada dad lo heesto qaraxii diyarada daallo ka dhax dhacay.

Dhageysigii sadaxaad ee dacwad loo haysto eedeysanayaashii Qaraxii ka Dhex-dhacay Diyaaraddii Daallo Airlines Bishii Febraayo ee Sannadkan, ayay u fariisatay maanta Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya.

Xeer-ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa ugu horreyn maxkamadda hor-dhigtay dacwada loo heysto eedeysanayaasha oo tiradooda ay gaareyso 13 qof oo mid ka mid ah ay haweenay tahay, isla markaana lagu soo oogay dacwad ahayd inay fududeeyeen Qaraxii Diyaaradda Daallo Airlines

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee darajada koobaad Gaashale sare Xasan Ali nuur shuute 22 Bishaan ka codsaday xeer ilaalinta maxkamada ciidamada qalabka sida inay keenaan cadeymo dheeraad ah oo la xiriira dambiga loo heysto eedeysanayaashan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip