Wasiir Diini ''Waxaan Sudaan Tabbar ugu soo Xeray Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya '''

0
Friday May 27, 2016 - 15:42:42 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wasiir Diini ''Waxaan Sudaan Tabbar ugu soo Xeray Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya '''

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukumada Fadareelka Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalalka Kuwait iyo sudaan waxana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Saraakiil ka Tir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumada Fadareelka Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalalka Kuwait iyo sudaan waxana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Saraakiil ka Tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga. Waxana uu Wasiirku ka warbixiyay Safarkiisa uu ku tagan wadamada Sudaan iyo Kuwait

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sh Cali Diini ayaa sheegay in wadanka Sudaan uu Tababar ugu soo Xarey Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo halkaasi Tababar mudo ugu socdey

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay in mudadii uu ku suganaa Dalka Kuwait uu kulmo la yeeshey Madaxda wasaarada Gaashaandhigga Dalka Kuwait iyo Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka Kuwait uu kala hadlay sidii ay u qeyb qadan lahayeen dhisamaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip