Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa jira Qaxooti soomaaliyeed oo ku dhibaateysan qaaradaha Afica iyo Yurub

0
Monday May 23, 2016 - 14:00:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa jira Qaxooti soomaaliyeed oo ku dhibaateysan qaaradaha Afica iyo Yurub

    Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galayay Bini'aadannimada ee maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiya ayaa qubad ka jeediyay shirkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galayay Bini'aadannimada ee maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiya ayaa qubad ka jeediyay shirkaasi kuna soo hadal qaaday in dowladiisa ay ka go an tahay in ay ilaaliso Arimaha Bin aadinnimo.

Mudane Xasan Sheikh maxamuud ayaa sidoo kale qudbasiisa waxa uu kusoo hadal qaaday qaxootiga faraha badan ee soomaalida eek u nool dalka Kenya iyo hadalkii ay dhawaan soo saartey dowlada Kenya sida ay ugu xun tahay dowlada fadareelka soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa dhawaan sheegtey in ay Dalkeeda ka rareyso Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Xeryaha Kaakuma iyo Dhadhaab.


Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya 70 Madaxweyne,Ra’iisul Wasaareyaal iyo illaa 600 oo Aqoonyahano ah.

Sidoo kale Shirka waxaa uu socon doonaa mudo Labo Maalin ah oo ku Eg illaa 24-ka Bishaan.

2-393-384-375-37



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip