Dayarka Xulka Soomaaliya oo afka ciida u daray Dayarka Sudaan

0
Saturday May 28, 2016 - 15:54:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dayarka Xulka Soomaaliya oo afka ciida u daray Dayarka Sudaan

    Da yarka xulka qaranka Soomaaliya ayaa xasuuqay xulka 11 jirada dalka suudaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Da yarka xulka qaranka Soomaaliya ayaa xasuuqay xulka 11 jirada dalka suudaan.

 

Ciyaar aad u xiisa badan oo u dhaxeysey xulalka soomaaliya iyo sudaan dadooda 11 jirada soomaaliya ayaa halkaasi ku soo bandhigay ciyaar werar ku dhisan waxa ayna kasoo hooyn guul weyn

Kabtanka Xulka qaranka soomaaliya ee 11 jirada soomaaliya ayaa halkaasi goalka Guusha ka dhaliyay

Ciyaartooyda 11 jirad soomaaliya ayaa ah xidigo taya wanaagsan leh maadama tartamada ay soo ciyaaren kasoo hooyay guulo weyn



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip