Gen Xaamuud ''Talyaniga waxa uu ka qeyb qadanayaa Dhismaha Booliska Soomaaliya''Dhageyso

0
Tuesday May 24, 2016 - 18:07:39 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gen Xaamuud ''Talyaniga waxa uu ka qeyb qadanayaa Dhismaha Booliska Soomaaliya''Dhageyso

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Talyaniga ay caawiso ciidanka Booliska Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Talyaniga ay caawiso ciidanka Booliska Soomaaliya

S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud ayaa waxa uu xusey talyaniga ay soomaliya u soo direen saraakiil Tababaro siiya ciidanka Booliska soomaaliya

 

Dowlada Talyaniga ayuu sheegay Taliye Xaamuud in ay garab taagan tahay ciidamada booliska isagoona qalab loogu tala galay ciidanka Booliska soomaaliya uu kala wareegay Safiirka Dowlada Talyaniga u fadhiya soomaaliya .


 

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya uu ku jiro dhisida ciidanka booliska sooma





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip