Caruur ku waxyeeloday Miino Al-shabaab Aaseen

0
Friday May 27, 2016 - 19:38:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caruur ku waxyeeloday Miino Al-shabaab Aaseen

    Degmada Afmadow ee Gobbolka Jubbada Hoose wararka laga helayo ayaa sheegaya in labo carruur ay geeriyootay laba kalena ay ku dhaawacmeen kadib Miino Kooxda Al-shabaab ku aaseen ku dhulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Afmadow ee Gobbolka Jubbada Hoose wararka laga helayo ayaa sheegaya in labo carruur ay geeriyootay laba kalena ay ku dhaawacmeen kadib Miino Kooxda Al-shabaab ku aaseen ku dhulka

Sida uu Idaacada ciidamada qalabka sida u Xaqiijiyay Dr. Xassan Mursal Muxumed oo ah agaasimaha isbitaalka Afmadow oo la gaarsiiyay labada qof ee carruurta ee dhaawacmay,carruurta qaraxa ku geeriyootay ayaa da’doodu ahayd 13 sano jir.

Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab ayaa mar ka qaar isku daya baabi inta dadka shacabka waxaana arintaasi mar walbi ka hor tagaya ciidamada geesiyaasha




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip