Wararka

Ciidanka Xoogga oo maanta u dabbaaldegay sanadguuradii 62-aad

0 Visits: 329 | Tuesday April 12, 2022 - 11:14:27
12-ka April waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha qaran ee shacbiga Soomaaliyeed ay u dabbaaldegaan xuska maalinta ciidanka xoogga oo ah munaasabad lagu soo bandhigo taariikhda iyo raadadkii dhaxalka ahaa ee ay ka tageen dadkii iyo kooxihii u soo halgamay midnimada iyo difaaca dalka.

Read More »

Ku dhawaad 20 ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Diinsoor

0 Visits: 330 | Monday April 11, 2022 - 20:02:34
Ugu yaraan 10 xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, sida uu Radio Muqdisho u sheegay Cusmaan Aadan Cusmaan oo ka mid ah dadka deegaanka.

Read More »

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidank NISA

0 Visits: 301 | Saturday April 09, 2022 - 14:13:31
Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada Luuq ee gobolka Gedo.

Read More »

Ciidanka Amaanka oo gacanta ku dhigay Gaari siday waxyaabaha qarxa

0 Visits: 322 | Wednesday April 06, 2022 - 10:56:15
Ciidamada oo kaashanaya kuwa amniga Maamul gobaleedka Galmudug, ayaa waxaa u suurto gashay inay gacanta ku soo dhigaan Gaari argagixisada ay waxyaabaha qarxa ku soo rareen oo ku wajahnaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka sameeyay gobalada Shabeelooyinka

0 Visits: 323 | Wednesday April 06, 2022 - 10:51:02
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 312 | Sunday April 03, 2022 - 17:01:03
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa.

Read More »

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay Horjoogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 380 | Saturday April 02, 2022 - 13:47:14
Howlgalkan uu hogaaminayay Taliyaha Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed islamarkaana lagu Bacsanayay Maleeshiyaadka Arxanka daran ee Argigixisada Al-shabaab , ayey si wadajir ah uga sameeyeen Ciidanka Nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka , iyo Ciidanka Sirdoonka KGS deegaanada Goofgaduud…

Read More »

Madaxweynaha dowladda Sri Lanka oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

0 Visits: 306 | Saturday April 02, 2022 - 13:46:38
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, ka dib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay qalalaasihii dhaqaale ee ugu xumaa oo dalkaasi soo mara tobankii sano ee la soo dhaafay.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay go'aanka golaha ammaanka ee QM

0 Visits: 290 | Friday April 01, 2022 - 12:21:31
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa in Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2628 (2022) ee ku saabsan waajibaadka cusub ee howlgalka Midowga Afrika (ATMIS) uu si wadajir ah u meel mariyay.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 302 | Thursday March 31, 2022 - 16:54:04
Ciidanka Ururka 35 Aad guutada 7aad Qeybta 60aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab ka fuliyeen degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Maxuu ku sabsanyahay Tababarka uu Keenya uga qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga XFS?

0 Visits: 280 | Thursday March 31, 2022 - 16:52:25
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo Safar Shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa ka qeyb galaya Xafladda Xeritaanka Tababarka ay ka qeyb-galayaan 10 Wasaaradood oo ka kala socday Toban Wadan oo ku mideysan Ururka EASF( Eastern Africa Standby force) ,kuwaasi oo ay…

Read More »

Ciidanka kumaandooska DANAB oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay konfurta gobalka Mudug

0 Visits: 269 | Thursday March 31, 2022 - 16:47:39
Ciidamada Daraawiishta Galmudug, iyo Ciidanka DANAB ayaa maanta Howlgal qorshaysan ka fuliyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug ,kuwaasi looga shakiyay in ay ku dhuumaaleysanayaan Xubno ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab.

Read More »

Horjooge ka tirsnaa Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay CXDS

0 Visits: 303 | Tuesday March 29, 2022 - 14:54:32
Horjooge Cali Cabdullahi Cali oo magaciisa Afgarashadu yahay Khaalid ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka qeybta 60aad ,kadib markii uu adkeysan waayay dhagarta kooxdu ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Genaraal Xijaar oo kulan looga hadlayay amniga dalka la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska

0 Visits: 276 | Sunday March 27, 2022 - 20:15:46
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada Degmooyinka, shirkaas oo looga hadlayey adkaynta amniga guud ee dalka, kan caasimadda Muqdisho iyo dardar gelinta sugidda…

Read More »

Ciidanka Xoogga oo ka hortagay dhagar qabe ka tirsan Al-shabaab oo miino ku aasayay deegaanka goof-gaduud

0 Visits: 278 | Sunday March 20, 2022 - 10:44:05
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hortagay dhagar qabe katirsan kooxda nabadiidka ah ee Al-shabaab oo doonayay inuu miino ku aaso degaanka isku darka oo u dhexeeya goof-guduud iyo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Read More »

Ciidamada xoogga dalka oo khaarajiyay maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab

0 Visits: 288 | Saturday March 19, 2022 - 14:27:41
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen goobo nabad-diidka Al-Shabaab ay ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ah ee halkaas ku nool.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Agab military ka gudoomay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

0 Visits: 275 | Friday March 18, 2022 - 16:11:57
Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federal-ka Soomaaliya, Cabduqadir Maxamed Nur ayaa ka gudoomay safiirka Shiinaha u fahiya Soomaaliya, Ambassador Fei Shengchoa kaalmo militari oo isugu jira gaadiid, Ambalasyo, iyo qalabka miinada lagu baaro munsabad ka dhacday dekaddda Muqdisho maanta oo Jimca ah.

Read More »

Taliyaha ciidanka cirka oo la kulmay Saraakiil ka socota dalka Pakistan

0 Visits: 277 | Tuesday March 15, 2022 - 15:07:43
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka dalka Pakistan.

Read More »

Ciidanka GorGor oo gacanta kusoo dhigay koox Nabadiidka Al-shabaab u qaabilsanaa sameynta Qaraxyada

0 Visits: 280 | Monday March 14, 2022 - 14:17:09
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ah oo sida lasheegayArgagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa farsameynta qaraxyada, uruurinta waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo xooraanka xogaha sirdoonka, waxaana lagu…

Read More »

Duqeyn dhinaca Cirka ah oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Nabaddiidka Al-shabaab

0 Visits: 328 | Sunday March 13, 2022 - 08:55:32
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanaya Saaxiibadooda Caalamka ayaa ku guuleeystay inay duqeeyn dhinaca cirka ku burburiyeen xarumo maleeshiyada Al-shabaab ku lahaayen deegaanka Hareeri-gubaddle oo qiyaastii 20KM dhinaca bari kaga beegan deegaanka Wabxo ee gobalka Galgaduud.

Read More »