Ciidanka Xoogga oo ka hortagay dhagar qabe ka tirsan Al-shabaab oo miino ku aasayay deegaanka goof-gaduud

0
Sunday March 20, 2022 - 10:44:05 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo ka hortagay dhagar qabe ka tirsan Al-shabaab oo miino ku aasayay deegaanka goof-gaduud

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hortagay dhagar qabe katirsan kooxda nabadiidka ah ee Al-shabaab oo doonayay inuu miino ku aaso degaanka isku darka oo u dhexeeya goof-guduud iyo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hortagay dhagar qabe katirsan kooxda nabadiidka ah ee Al-shabaab oo doonayay inuu miino ku aaso degaanka isku darka oo u dhexeeya goof-guduud iyo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Ururka 45-aad Guutada 8- aad Qeybta 60-aad Xds oo ka war qabay dhagarta argagixisada ayaa ka hortagay miinadaasi Al-shabaab ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka degaanka Goof-guduud ee gobolka Baay iyagoona toogtay dhagar qabihii miina aasayay.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sidookale gacanta ku dhigay mootada nooca laba lugooleeyda ee Fekonta loo yaqaan oo uu watay dhagar qaba oo markii ciidanka toogteen ay la qaraxday miinada uu aasi rabay sida uu Idaacadda Ciidamadda u sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip