Wararka

Ciidanka Danab oo fashiliyay qaraxyo Nabadiidku Al-shabaab ay doonayeen iney ku dhibaateeyaan shacabka.

0 Visits: 287 | Sunday August 14, 2022 - 14:46:56
Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 5-aad, guutada 16-aad ayaa waxay howlgalo miino baariis ah ka sameeyeen deegaano duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO UGANDA

0 Visits: 258 | Wednesday August 10, 2022 - 23:02:33
Kampala, Ogoosto 10, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay ka faa'iidayaan hirgelinta iskaashiyada ay wada gaareen…

Read More »

MUDANE ABSHIR MAXAMED AXMED (BUKHAARI) OO LA WAREEGAY XILKA WASIIRU-DOWLAHA MADAXTOOYADA QARANKA

0 Visits: 255 | Wednesday August 10, 2022 - 23:01:13
Muqdisho, Ogoosto 10, 2022; Wasiiru-dowlaha cusub ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiiru-dowlihii hore Mudane Xasan Macallin Khaliif, munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya.

Read More »

Ciidanka Amaanka oo fashiliyay dharqabe doonayay inuu isku qarxiyo mid kamid ah hoteelada Jowhar

0 Visits: 259 | Wednesday August 10, 2022 - 19:31:27
DEG Ciidanka amaanka ayaa fashilyay dhargabe ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab doonayay in isku qarxiyo gudaha Hoteelka City ee magaalada Jowhar.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH AY UGU BILAABATAY DALKA UGANDA

0 Visits: 272 | Monday August 08, 2022 - 16:39:34
Kampala, Ogosto 8, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED

0 Visits: 248 | Sunday August 07, 2022 - 07:57:29
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo adkeynta xiriirka dowladda iyo culimada, isagoo tilmaamay muhiimadda ay u leeyihiin la dagaallanka…

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SOO DHAWEYN AH LA QAATAY XUBNAHA MAGACAABAN EE GOLAHA XUKUUMADDA

0 Visits: 292 | Tuesday August 02, 2022 - 20:46:43
Muqdisho, Ogoosto 02, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey xilalka loo magacaabay.

Read More »

Ugu yaraan 30 ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo lagu dilay gobalka Hiiraan

0 Visits: 384 | Tuesday August 02, 2022 - 19:09:30
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo kawada degaano katirsan Gobolka Hiiraan ayaa maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab gaarsiiyay khasaare xoogan

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar usoo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno ka tirsan Xoogga dalka

0 Visits: 247 | Sunday July 31, 2022 - 17:41:37
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom.

Read More »

Ku dhawaad 10 horjooge oo ka tirsanaa Nabadiidka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday Hiiraan

0 Visits: 395 | Sunday July 31, 2022 - 16:41:59
Ku dhawaad 10 katirsan maleeshiyada argagexesada Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeeymo diyaaaradeed oo duhurnimadii maanta ka dhacay Deegaanada kala ah coomaad,buurta gaalfuul iyo godhurwaay .oo ay fariisamo kulahaayeen maleeshiyadku.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo howlgallo lagu xaqiijinayo Amaanka ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka Bay

0 Visits: 261 | Saturday July 30, 2022 - 11:46:10
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugaan gobolka Baay ayaa howlgallo lagu baacsanaayo kooxda Al-shabaab, waxa ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay.

Read More »

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo duqeyn ku dilay horjoogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 276 | Tuesday July 26, 2022 - 14:56:45
Ciidanka sida gaarka ah u Tabababaran ee Kumaandooska Danab XDS ayaa xalay saqdii dhexe hawlgal qorshaysan ka sameeyey deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeelaha Hoose .

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

0 Visits: 231 | Tuesday July 26, 2022 - 14:50:03
Qaahira-(SNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd.

Read More »

Akhriso Hadal-jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee munaasabadda kulanka dhiggiisa dalka Mudane Cabdulfataax Al-siisi.

0 Visits: 235 | Tuesday July 26, 2022 - 14:37:14
#Mudane Madaxweyne Cabdulfataax el-Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar, Mudanayaal iyo Marwooyin, sharaf wayn ayay ii tahay aniga iyo wafdigayga inaan maanta ku sugannahay Masar, waxaana ka mahadnaqayaa soo dhowaynta diirran ee aniga iyo wafdigayga na loogu sameeyay dalkan wayn.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA MASAR

0 Visits: 249 | Sunday July 24, 2022 - 14:46:24
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku saleysan dib u xoojinta iskaashiga diblumaasiyadda iyo xaqiijinta Soomaali heshiis la ah dunida ayaa maanta u amba-baxay Jamhuuriyadda…

Read More »

Madaxweyne Hassan Sheikh oo kulan la qaatay Madaxa Hay'adda Gargaarka Maraykanka

0 Visits: 252 | Sunday July 24, 2022 - 12:55:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay'adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SAFAR SHAQO UU KU TAGAY DALKA TANSAANIYA

0 Visits: 218 | Saturday July 23, 2022 - 13:37:37
Muqdisho, 23, 07, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday haweeney ka tirsan kooxda Argagixisada Al-shabaab

0 Visits: 257 | Thursday July 21, 2022 - 14:20:52
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Deeqo Maxamed Xuseen Cabdi oo magaceeda Afgarashadu yahay "Faadumo" taas oo laga soo xeray Kaaraan February billowgeedii Sanadkan.

Read More »

Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab

0 Visits: 346 | Thursday July 21, 2022 - 14:18:11
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa howlallo ka dhan ah Nabadiidka Aragagixisada ah ee Al-Shabaab ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA TANSAANIYA

0 Visits: 216 | Thursday July 21, 2022 - 13:06:56
Muqdisho, Luulyo 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) kaasi oo ka dhacaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa madaxda dalalkaas uga warbixin doona fursadaha…

Read More »