Ciidanka Kumaandooska DANAB oo duqeyn ku dilay horjoogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab
Ciidanka sida gaarka ah u Tabababaran ee Kumaandooska Danab XDS ayaa xalay saqdii dhexe hawlgal qorshaysan ka sameeyey deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeelaha Hoose .
Hawlgalkan ayaa lagu burburiyey Goob maxkamad Beenaad u ahayd kooxaha argagaxisada ah ee Alshabaab madaama ay halkan ku dhibaatayn jireen dadka shacabka ah.
Saraakiisha Ciidanka Howlgalka fuliyay ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka uusan wax khasaare ah kasoo gaarin dadka shacabka ah, mana jirin duqeyn cirka ah oo la adeegsaday inta uu howlgalka socday.

0 