Ciidanka Amaanka oo fashiliyay dharqabe doonayay inuu isku qarxiyo mid kamid ah hoteelada Jowhar
DEG Ciidanka amaanka ayaa fashilyay dhargabe ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab doonayay in isku qarxiyo gudaha Hoteelka City ee magaalada Jowhar.
Ciidamada Amaanka ayaa mar walba dadaalka ugu badan ku bixiya sidii looga hortagi lahaa dhargarta kooxda Nabadiidka Al-shabaab oo caadeysatay baab'inta shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.
Si aad u heshid Faahfaahin ah dheeraad ah nala soco.

0 