Wararka

Horjooge sare oo shabaab ka soo goostay oo ka shifay sir badan.

0 Visits: 1115 | Sunday August 02, 2015 - 18:56:40
Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.

Read More »

Askar ka Tirsan Booliiska AMISOM oo Xaflad Sagootin ah loogu Sameeyay Muqdisho

0 Visits: 1146 | Sunday August 02, 2015 - 18:48:08
Munaasabad Sagootin ah ayaa maanta Muqdisho loogu sameeyay Ciidammo ka tirsan Booliiska AMISOM oo ka socda dalka Uganda, kuwaasoo Howshii ay u joogeen Soomaaliya u dhamaatay, Waxaana ka Qayb-galay Munaasabadda Taliyaha Ciidamada Booliiska Somalia, Jen. Xaamud iyo Ergeyga Ururka Midowga Afrika ee Somalia,…

Read More »

Shirkii looga Hadlayay Hiigsiga Somalia ee 2016 oo lagu soo Gunaanaday Muqidsho (SAWIRRO)

0 Visits: 1156 | Friday July 31, 2015 - 09:59:12
Shirkiii Hiigsiga Somalia ee 2016-ka oo ka socday Magaalada Muqdisho muddo laba maalmood ah ayaa Waxaa Gellinkii Dambe ee Maanta soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Madaxweynaha: '' Siyaasadda Soomaaliya waxay ku dhisan tahay inay iskaashi iyo xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska''+Sawirro

0 Visits: 1090 | Friday July 31, 2015 - 09:45:28
Muqdisho, 30 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuriyadda Kenya u fadhin doona Soomaaliya, Maj General (Rtd) Lucas Kyonze Tumbo.

Read More »

Ciidanka NISA oo howlgal ku soo qabtay dhallinyaro ka tirsan maleeshiyaadka UGUS

0 Visits: 1074 | Friday July 31, 2015 - 09:43:55
Ciidanka NISA ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno dhaca duleedka magaaladda Muqdisho ku soo qabqabtay rag la rumeysanyahay ineey ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Shabaab.

Read More »

Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka Minisote

0 Visits: 1132 | Friday July 31, 2015 - 09:41:43
Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay taliyaha booliska Minisote John Herigton

Read More »

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo Maanta la Wareegay Deegaano Hoos-taga Gobolka Hiiraan - See more at: http://hiiraan.com/news/2015/July/wararka_maanta30-92441.htm#sthash.6lIl3rno.dpuf

0 Visits: 1130 | Friday July 31, 2015 - 09:34:05
Kaddib howlgal ballaaran oo ay ciidamada Xoaogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, ayaa lagu waramayaa in ay kula wareegeen gacan ku heynta deegaanno ay horay u maamulayeen Al-shabaab.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in beesha caalamka ay bogaadisay horumarka dowladda

0 Visits: 1137 | Wednesday July 29, 2015 - 19:21:52
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shirka hiigsiga 2016-ka uu yahay mid ahmiyad weyn ugu fadhiya dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray xarumaha ciidamada ammaanka ee degmada Cadaado+Sawirro

0 Visits: 1593 | Wednesday July 29, 2015 - 19:15:54
Kormeerka madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ku wehlinayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug, Taliyaal ciidan iyo gudoomiyaha degmada Cadaado,

Read More »

Hay'adda Nabad sugidda oo soo bandhigtay magaca ninkii isku qarxiyay Hotel Jazeera

0 Visits: 1133 | Wednesday July 29, 2015 - 19:07:50
Muqdisho: 29-Jul-2015.Warbixin baaris hordhac ah oo ay soo saartay Hoggaanka Baarista HSNQ (NISA) oo ku saabsan qaraxii Hotel Jaziira ka dhacay maalinimadii 26/July/2015, 4ta Galabnimo (1600 GMT), faahfaahintu waa sida hoos ku qoran:-

Read More »

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya

0 Visits: 1239 | Wednesday July 29, 2015 - 19:03:50
Shirkan oo ah mid Heer wasiir ah ayaa waxaa si wada jir ah u shir Guddoominaya M.weynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud Iyo Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Guud ee Q.midoobay Necholas Key.

Read More »

DEGDEG: Xukuumadda iyo baarlamaanka oo go'aan ka gaaray doorashada 2016-ka

0 Visits: 1077 | Tuesday July 28, 2015 - 19:58:03
Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go'aan ay si wadajir ah uga gaareen labada Gole ee Dowladda doorashada 2016ka ayadoo kulankaasina uu Baarlamaanka hor yimid Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Xukuumadda iyo baarlamaanka oo go'aan ka gaaray doorashada 2016-ka

0 Visits: 1151 | Tuesday July 28, 2015 - 19:58:03
Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go'aan ay si wadajir ah uga gaareen labada Gole ee Dowladda doorashada 2016ka ayadoo kulankaasina uu Baarlamaanka hor yimid Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya "SAWIRRO"

0 Visits: 1180 | Tuesday July 28, 2015 - 19:48:52
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir 'Maareeye" ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey

Read More »

Taliyaha Nabad sugidda Qaranka oo bogaadiyay amniga ka jira Kismaayo

0 Visits: 1130 | Tuesday July 28, 2015 - 19:44:46
Jeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo qaar kamid ah saldhigyada ay ciidanka sirdoonka Qaranku ku leeyihiin magaaladaasi

Read More »

Ciidanada Xoogga Dalka Oo Deegaano Hor Leh Oo Ka Tirsan Gedo Kala Wareegay UGUS

0 Visits: 1188 | Monday July 27, 2015 - 18:44:18
Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowlada Somalia ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa sheegay maanta inay Al-shabaab ka qabsadeen deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobalkaas.

Read More »

Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay

0 Visits: 1134 | Monday July 27, 2015 - 18:42:14
Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay

Read More »

Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadashay qaraxa ka dhacay Hotel Jazeera

0 Visits: 1241 | Sunday July 26, 2015 - 19:53:33
Abaaro 4:00 galabnimo ee maanta ayaa gaari nuuca xamuulka ah, isla markaana laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaa lala eegtay ilinka hore Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho

Read More »

Taliyaha booliska oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya

0 Visits: 1227 | Sunday July 26, 2015 - 18:35:16
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgen Baker oo hambalyo uga siday dhigiisa dalka Turkiga ayaa sheegay in ay ka wada hadleen sidii loo dar dar gelin lahaa xiriirka labada dhinac, gaar…

Read More »