ciidamada xooga dalka oo howlgalo lagu dilay ugus ka sameyay gobolka gedo

0
Monday July 27, 2015 - 10:32:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidamada xooga dalka oo howlgalo lagu dilay ugus ka sameyay gobolka gedo

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
ciidama xooga dalka ayaa howlgalo lagu dilay maleyshiyaadka ka tirsan Ururka Gumaadka  Umada soomaliyeed kuwa kalena lagu dhaawacay hub iyo saanad dagaalna looga furtay  waxa ay ka sameyn deegaano hoostaga degmada beled xaawo ee gobolka gedo.
saraakiisha ciidanka xooga dalka ee howlgalka kawada gobolka gedo ayaa sheegay in lagu guuleystay howlgalka ka dhanka maleyshiyadka Ugus.
afayeenka ciidamada xooga dalka  soomaaliyeed ee gobolka gedo dhame jaamac mumse oo la hadlayey radio muqdisho codka ciidamada qalabka sida ayaa ka war bixiyey howlgalada ciidanka xooga ay ka wadaan degaanadasi asigoona sheegay degaanadii laga saaray maleyshiyaadka Ugus in haatan ay yihiin kuwa degan  
dhanka kale dhame jaamac muuse ayaa sharaadka bixiyey xaalada dadka ku dhanqan degmada baardheere iyo degaanadii laga saray ayna ciidanku gurmad u fuliyeen dadkii ay dhibaatada ku heyn jireen nabad diidka ugus
howlgaladaan ka dhanka ah maleyshiyaadka ugus ayaa waxa ay ka socdaan degmooyinka gobolka gedo 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip