Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay

0
Monday July 27, 2015 - 18:42:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay

    Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay

Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay.

Ciidamadda Huwanta oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Deegaanka Jameeca oo u dhow Degmada Buurhakaba  ee Gobolka Baay ka saaray Maleeshiyaadka Arxanka daran ee Shabaab oo halkaas ku dhibaatay jiray Dadka shacabka ah ee Deegaankaas ku dhaqan muddo.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka uga soo warrama Gobolka Baay ayaa soo sheegaya in Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ay ku sugan yihiin Deegaankaas isla markaana dadka shacabka ah ay aad u soo dhaweeyeen iyaga oo ku faraxsan in kooxdaas dhibaatadooda laga Dulqaado.

Dhawaanahaan Ciidamadda xoogga oo ay hor gacayaan saraakiisha sare ee ciidamadaas waxa ay kooxda shabaab kala wareegeen degmooyin horay ay u maamuli jireen kooxda shabaab  kuwaa soo ay ka mid yihiin Degmada Baardheere oo ka Tirsan Gobolka Gado, degmada Diinsoor ee Gobolka Baay iyo Degmada Ceelbuur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, iyadoo Dadkaas ku sugan degmooyinkaas ay sidiiran u soo dhaweeyeen Ciidamadda xoogga dalka oo waji Cusub u furay Shacabkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip