Wararka

Wasiirka Difaaca "Ciidanka X.D.S waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqul Insaanka" SAWIRRO

0 Visits: 917 | Sunday November 15, 2015 - 13:25:54
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha Xuququl insaanka Ivan Simonovic ayaa ka wada hadlay ka hortaga Askareynta

Read More »

Maareeyaha dekadda Kismaayo oo beeniyay in dhuxul laga dhoofiyo Kismaayo

0 Visits: 981 | Sunday November 15, 2015 - 10:46:45
Maareeyaha dakadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cabdullaahi Dubad Shiil ayaa sheegay inay la socdaan waxkasta oo ka baxa dakadda ayna been abuurtahay wararka sheegaya in si sharci darro ah wax looga dhoofiyo.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay tuulooyin hoostaga degmada Ceel buur

0 Visits: 941 | Sunday November 15, 2015 - 10:28:34
Ciidanka xoogga dalka ee gobolka Galgaduud ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Ceel buur waxa ay kula wareegeen deegaanno hoostaga Degmada, kuwaasi oo ay ku dhuumaaleysan jireen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Read More »

Wasiir Diini oo cambaareeyey weerarkii Nabad-diidku ku qaadeen Akaademiyada Kismaanyo

0 Visits: 855 | Sunday November 15, 2015 - 10:21:04
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa cambaareeyey falkii argagixiso ee kooxaha nabad-diidku ay ku qaadeen xero tababar oo ku taalla duleedka waqooyi ee magaalada Kismaanyo, halkaasi oo ay ku xareeys-naayeen ciidan ka tirsan Daraawiishta Jubbaland. Falkaasi argagixiso…

Read More »

R/wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay "Sawirro"

0 Visits: 791 | Sunday November 15, 2015 - 08:57:15
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay

Read More »

Ciidamada boliiska soomaaliya iyo kuwa midowga africa amison ayaa saakey howlgal ka wada degmada wadajir ee gobolka banaadir

0 Visits: 898 | Sunday November 15, 2015 - 08:28:06
Ciidamada boliska soomaaliya iyo kuwa midowga Africa amison ayaa saakey waxa ay howlgal balaaran kawadaan degmada wadajir ee gobolka banaadir

Read More »

25 members of Al-Shabab killed in a battale in Mudug region

0 Visits: 924 | Saturday November 14, 2015 - 15:25:59
At least twenty members of the anti peace group of Al-Shabab have been killed and several others injured and a heavy fighting between residents in El-bur and Hara-dhere towns in Galmudug state yesterday

Read More »

Security sweep in Jowhar several suspects have been arrested.

0 Visits: 861 | Saturday November 14, 2015 - 14:46:52
Somali security forces have been intensifying security operations in Jowhar town for the last 24 hours.

Read More »

Jubbaland concludes training for hundreds of soldiers.

0 Visits: 927 | Saturday November 14, 2015 - 14:46:52
Interim Jubba Administration of jubba has concluded training for hundreds Jubbaland forces who were converged from different towns of Jubbaland.

Read More »

Security operations in Leego several robbers has been arrested.

0 Visits: 960 | Saturday November 14, 2015 - 14:46:52
The administration of Leego in the Lower Shabelle said it has detained several armed robbers in SNA uniform who used to rob passengers from Muqdisho to Baidao road or from Baidao to Muqdisho.

Read More »

Jubaland President rebuts claims of racket involving KDF.

0 Visits: 1034 | Saturday November 14, 2015 - 14:46:52
Kenya Defence Forces and Somali Transitional Federal Government (TFG) soldiers on December 14, 2011, take part in a joint patrol at a charcoal depository in Burgabo, south of Kismayu. It was formerly under the control of al Shabaab.

Read More »

Kenyans deny any military involvement in illegal trade in Somalia.

0 Visits: 854 | Saturday November 14, 2015 - 14:46:52
Kenya Ministry of Defense has denied allegations that its soldiers undertaking peacekeeping mission in Somalia are involved in illegal sugar and charcoal smuggling racket in the Horn of Africa nation.

Read More »

Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub "SAWIRRO

0 Visits: 884 | Saturday November 14, 2015 - 14:37:11
Taliska ciidanka Nabad gelyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa laga hirgelinayaa dhismo cusub oo ay ku shaqeynayaan ciidanka taliska, kaasi oo qeyb ka ah qorshaha dhiso dalkaaga oo uu Madaxweynuhu ku baaqay kal hore

Read More »

Taliye Xaamud" Askariga Booliska Soomaaliyeed waxaa ku imtixaanaynaa Aqrinta iyo Qorista Farta Soomaaliga "

0 Visits: 950 | Saturday November 14, 2015 - 13:48:43
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dhawaan bilaabi doonaan Ol-olaha tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kadib marka ay qabtaan Xuska Maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidamada NISA oo howlgalo ka sameeyay Deegaanka lafoole

0 Visits: 965 | Saturday November 14, 2015 - 13:08:28
Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Nabadsugida iyo aragaxisada ayaa xalay ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo deegaanka Buq-aqable ku dilay tiro Al-Shabaab ka tirsan

0 Visits: 1132 | Saturday November 14, 2015 - 13:04:04
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay meel u dhaw Xarardheere

0 Visits: 985 | Saturday November 14, 2015 - 13:00:18
Dadka ku dhaqan deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa ku guuleystay inay kala eryaan maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, oo ku hungoobay inay lacago baad ah ka qaadaan dadka deegaanka.

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo balan qaaday in la furi doono wadooyinka xiran ee Muqdisho

0 Visits: 933 | Thursday November 12, 2015 - 12:25:09
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa balan qaaday in la furi doono wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho, isagoo cadeeyay in maamulkiisa uu diirada saarayo amniga, nadaafada iyo jid furista.

Read More »

Madaxweynaha Oo Ummada Soomaaliyeed Alle Uga Baryay Inuu Dhibta Ka Dulqaado "SAWIRRO"

0 Visits: 1529 | Thursday November 12, 2015 - 12:19:11
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya,

Read More »

Ciidamada Ammaanka oo saaka howl gal ka wada inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

0 Visits: 890 | Thursday November 12, 2015 - 11:28:49
Ciidamada ammaanka dowladda ayaa saaka howl gal ballaaran ka wada wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kadib markii shalay qaraxyo ismiidaamin oo loo adeegsad

Read More »