Ciidamada boliiska soomaaliya iyo kuwa midowga africa amison ayaa saakey howlgal ka wada degmada wadajir ee gobolka banaadir

0
Sunday November 15, 2015 - 08:28:06 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 905
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada boliiska soomaaliya iyo kuwa midowga africa amison ayaa saakey howlgal ka wada degmada wadajir ee gobolka banaadir

    Ciidamada boliska soomaaliya iyo kuwa midowga Africa amison ayaa saakey waxa ay howlgal balaaran kawadaan degmada wadajir ee gobolka banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada boliska soomaaliya iyo kuwa midowga Africa amison ayaa saakey waxa ay howlgal balaaran kawadaan degmada wadajir ee gobolka banaadir

ciidamada ayaa intii ayay howlgalka wadeyn kusoo qab qabtey dad lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin argagexesada shabaab

Ciidamada ayaa barayay gawaarida soo gaa degmada iyadoo weydiinayay dadkii ay kusoo qab qabteen holwgalka.

ciidamada ayaa xaqiijinayay amniga degmada wadajir iyadoo intii ay howlgalkaan ay wadeen ay  sameeyn ku yeelanin isku socodka gaadiidka iyo dad weynaha iyo goobaha  wax barashada 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip