Ciidamada NISA oo howlgalo ka sameeyay Deegaanka lafoole

0
Saturday November 14, 2015 - 13:08:28 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada NISA oo howlgalo ka sameeyay Deegaanka lafoole

    Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Nabadsugida iyo aragaxisada ayaa xalay ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Nabadsugida iyo aragaxisada ayaa xalay ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho.

Ciidamada hay ada nabad sugida ayaa intaasi ka dib ka bilaabey degaanka lafoole howlgal balaaran iyadoo ay ciidamada hay ada nabad sugida qaranka ay howlgalka kusoo qab qabteyn dad lagu tumayo in ay ka tirsan yihiin kooxda gabalkeedu dhacey ee shabaab

Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in weerarka ay Al-Shabaab ku soo qaadeen fariisinka ciidamada Nabadsugida la iska caabiyay, isla markaana ay qaasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac u geysteen shabaabkii soo qaadey warerkii fashilmey "

Sidoo kale afayaeenka maamulka gobolka shabeelaha hoose ayaa shegey in ciidamada ay howlgal ka sameyeen degaanka lafoole ay kusoo qab qabteyn dad lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda nabadiidka shabaab

Maleyshiyada kooxda shabaab ayaa waxa ay bartilmaad fashimey waxa ay ku qadaa meelaha dadka rayidka ay ku badan yihiin kooxdaan ayaa caadestey in ay ku fanaan dhiiga umada somaliyed ee muslimiinta ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip