Madaxweynaha Oo Ummada Soomaaliyeed Alle Uga Baryay Inuu Dhibta Ka Dulqaado "SAWIRRO"

0
Thursday November 12, 2015 - 12:19:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Oo Ummada Soomaaliyeed Alle Uga Baryay Inuu Dhibta Ka Dulqaado "SAWIRRO"

    Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya,

Cabdi Salaan Hadliye Cumar,Wasiiru dowlaha madaxtooyada mudane Mahad Maxamed,Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo mas,uuliyiin kale.

Madaxweynaha iyo xubnaha la socday oo kusoo cimreystay dhulka barakeysan ayaa madaxweyne XassaN Sheekh Maxamuud waxa uu alle uga baryay dadka Soomaaliyeed inuu ka dulqaado dhibta heysata isagoo kusugan kacbada ayuu u duceyay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
IB0A8811IB0A8815IB0A8830IB0A8844IB0A8847IB0A8850IB0A8880IB0A8881IB0A8885IB0A8888IB0A8890IB0A8896IB0A8904IB0A8905IB0A8910IB0A8927IB0A8934IB0A8975



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip