Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub "SAWIRRO

0
Saturday November 14, 2015 - 14:37:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub "SAWIRRO

    Taliska ciidanka Nabad gelyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa laga hirgelinayaa dhismo cusub oo ay ku shaqeynayaan ciidanka taliska, kaasi oo qeyb ka ah qorshaha dhiso dalkaaga oo uu Madaxweynuhu ku baaqay kal hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka Nabad gelyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa laga hirgelinayaa dhismo cusub oo ay ku shaqeynayaan ciidanka taliska, kaasi oo qeyb ka ah qorshaha dhiso dalkaaga oo uu Madaxweynuhu ku baaqay kal hore

Dhismahan oo ah mid si iskaa wax u qabso ah ayaa waxa ku dhisaya ciidanka booliska, taasi oo bilow fiican u noqoneysa dib u dhiska hay’adaha dowladda.

Taliyaha ciidanka Nabadgelyada waddooyinka Gaashaanle Sare Cali Maxamed Cali oo la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay sii wadayaan doorka uga aadan dib u dhiska xarunta.

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Sareeyo Guuto Mukhaar Xuseen Afrax ayaa ugu baaqay shacabka inay ka qeyb qaataan dib u dhiska dhismaha cusub ee laga hirgelinayo xarunta ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee taraafiko.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip