Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgal sifeyn ah waxay ka sameyeen wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo

0 Visits: 13 | Friday June 14, 2024 - 22:00:46
Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgal sifeyn ah waxay ka sameyeen wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo

Read More »

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska

0 Visits: 14 | Friday June 14, 2024 - 20:31:49
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad Firin iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo Hoggaaminaayo ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska

Read More »

Labo dhagar qabe oo ka tirsan Maleeshiyaadk Khawaarijta oo isku soo CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey.

0 Visits: 18 | Thursday June 13, 2024 - 15:40:25
Cali xasan Cali oo looyaqaano ( Cali Dheere ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey.

Read More »

Maxkamada Ciidamada qalabka sida howla shaqa ujoogta Degmada Buula barde Ee Gobalka Hiiraan

0 Visits: 20 | Wednesday June 12, 2024 - 13:17:26
Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo howla shaqa ujoogta Degmada Buula barde Ee Gobalka Hiiraan ayaa kulan is Xog wareysi ah la yeelatay Sarakiisha Ciidamada qalabka sida iyo kuwo ATMIS.

Read More »

Horjooge ka Tirsan kooxda Khawaarijta AS ayaa saakay iska soo dhiibay Agga Degaanka Gabdhaale oo dhanka koofureed kaga beegan Degaanka Qararow .

0 Visits: 19 | Wednesday June 12, 2024 - 13:09:51
Horjoogahaan oo lagu magacaabo Mowliid Buule Adan Barrow oo magaciisa Afagarashadu yahay (seefulaah)

Read More »

Ciidamada geesiyaashaa xoogga dalka IYO KUWA Jubbaland ayaa howlgalo ka wada tuulooyinka iyo dhulka howdka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose.

0 Visits: 23 | Tuesday June 11, 2024 - 19:26:54
Ciidamada geesiyaashaa xoogga dalka gaar ahaan Ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa howlgalo ka wada tuulooyinka iyo dhulka howdka ah ee dhanka koonfureed ka xiga deegaanka Buulo-Xaaji hoos taga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose.

Read More »

Taliyaha Ciidanka dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa ciidanka xoogga dalka somaliyeed gaar ahaan Guutada 77 kula hadlay deegaanka masagawaay ee Gobolka Galgaduud .

0 Visits: 31 | Tuesday June 11, 2024 - 16:44:23
Taliyaha ayaa ciidanka ku amaanay shaqada ay u haayaan shacabkooda soomaaliyeed

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha XFS Ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee ciidanka qalabka sida

0 Visits: 26 | Tuesday June 11, 2024 - 16:20:35
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee ciidanka qalabka sida, ee ay inaga caawiyaan dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya.

Read More »

DEG-DEG:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland yaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose ujira wax ka yar 28-KM.

0 Visits: 22 | Tuesday June 11, 2024 - 11:49:39
DEG-DEG:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa Hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta Ka wada Deegano Hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose.

Read More »

Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir yaa Howl-gal Ka fuliyey Degmooyin Ka mid ah Caasimadda

0 Visits: 28 | Monday June 10, 2024 - 20:05:59
Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir oo kaashadey hay'addaha Kale ee kala Shaqeeya amniga Caasimada Nisa.Boliis Militaare iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Howl-gal Ka fuliyey Degmooyin Ka mid ah Caasimadda waxaana lagu Soo qabtey Burcad isugu jirta Gacan ku dhiiglayaal . Dhac iyo dhaawac…

Read More »

Taliyaha guutada 10-aad Qaybta 43-aad ciidanka dhulka XDSoo uu wehliyo taliyaha qaybta police ka gobalka gedo ayaaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada buurdhuubo ee gobalka gedo

0 Visits: 27 | Monday June 10, 2024 - 17:14:17
Taliyaha guutada 10-aad Qaybta 43-aad ciidanka dhulka XDS G/le Aadan Siyaad Cabdi oo uu wehliyo taliyaha qaybta police ka gobalka gedo ayaaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada buurdhuubo ee gobalka gedo oo ay ku sugaanyihiin cutubyo ka tirsan ciidanka XDS

Read More »

Buulo-Xaaji deegaan ka xoroobay Maleeshiyaadka Khawaarijta.

0 Visits: 105 | Monday June 10, 2024 - 15:47:37
Sawiraddii ugu horeeyay ee laga soo qaaday degaanka Bulla-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha XFS ayaa ugu hambalyeeyey ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka IYO KUWA Jubbaland guusha ay ka gaareen dagaalka cadowga looga sifeynayo deegaannada Jubbaland

0 Visits: 26 | Monday June 10, 2024 - 14:09:28
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Jubbaland guusha ay ka gaareen dagaalka cadowga looga sifeynayo deegaannada Jubbaland.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda kala duwan Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose.

0 Visits: 22 | Monday June 10, 2024 - 13:51:43
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab gaar ahaan Ururka 162-aad iyo Ciidamadda kala duwan ee Doowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo Dhawr jiho ka weeraray Degmadda Ruun-nirgod,

0 Visits: 31 | Sunday June 09, 2024 - 18:05:04
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Dhawr jiho goordhaw ka weeraray Degmadda Ruun-nirgod, Waxa ayna ciidanku la wareegeen gacan ku geynta degmadan oo dhacda Xadka goballada Galgaduud iyo Shabelaha dhexe.

Read More »

Ciidanka XDS iyo kuwa Deegaanka ayaa Hawlgal ka fuliyey Deegaanka Xintumaal oo hoostaga degmada Ceel buur ee gobolka Galgaduud.

0 Visits: 32 | Saturday June 08, 2024 - 15:14:14
Dagaal toos ah ayeey Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka la galeen cadowga waxayna khasaare gaarsiiyeen cadawgii ku sugnaa fariisimihii ay ku lahaayeen deegaankaas.

Read More »

Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo isugu jiro ciidanka Badda, Dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dalwaynaha Turkiga.

0 Visits: 35 | Friday June 07, 2024 - 20:29:41
Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo isugu jiro ciidanka Badda, Dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dalwaynaha Turkiga. Saraakiishan oo muddo ku jiray tababarka ayaa baranayay xirfada kala duwan oo ay ugu muhiimsantahay hoggaaminta waqtiyada ugu muhiimsan ee ay jiraan howl shaqeedyada…

Read More »

Saraakiisha Ciidanka gaarka ee Danab Iyo Gor-gor ayaa si wada jir ah ula hadlay cutubyo ka tirsan CXDS. Ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka.

0 Visits: 33 | Friday June 07, 2024 - 20:21:33
Saraakiisha Ciidanka gaarka ee Danab Iyo Gor-gor ee Xoogga dalka soomaliyeed ayaa si wada jir ah ula hadlay cutubyo ka tirsan CXDS. Ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka.

Read More »

TALIYE XIGEENKA GUUTADA 16'AAD CIIDANKA DANAB XDS AYAA KOORSO USOO XIREY MADAXADA XUBNAHA GUUTADA 16'AAD DANAB XDS.

0 Visits: 37 | Thursday June 06, 2024 - 16:13:29
Tababarkaan aqoon kororsiga ah ayaa loogu tala galay Sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda Maamulka. Taliye Xigeenka Guutada 16'aad Kumandooska Danab XDS G/le Maxamed Axmad Maxamed Sheikh

Read More »

Munaasibad lagu xusayey aas aaska Ciidanka Dalka Jabuuti oo lagu qabtay degmada buula burte ee Gobolka Hiiraan.

0 Visits: 50 | Thursday June 06, 2024 - 14:38:24
Abaanudalaha ururka 8aad guutada 18aad kum Gorgor Naqiib Abdullaui Hersi ayaa ka qeyb Galay

Read More »