CIIDANKA DANAB OO GACANTA KU DHIGAY HORJOOGE KA TIRSAN KHAWAARIJTA IYO HUB
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 161-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkaasi oo si xeeladaysan loo abaabulay ayaa Ciidanku ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, iyagoo sidoo kale helay hub kala duwan oo ay cadowgu u adeegsan jireen falal amni darro iyo mooto ay ku dhibaateyn jireen shacabka Soomaaliyeed.