
"Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed"
Ciid Wanaagsan
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macalin Fiqi, wuxuu ugu hambalyeynayaa shacabka
Soomaaliyeed, Ciidamada Xoogga Dalka, Macawislayda mujaahidiinta ah, iyo guud
ahaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaan u rajeynaynaa nabad, barwaago, midnimo waarta iyo guul.
"Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed"
Ciid Wanaagsan Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macalin Fiqi, wuxuu ugu hambalyeynayaa shacabka Soomaaliyeed, Ciidamada Xoogga Dalka, Macawislayda mujaahidiinta ah, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul A