Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo Howlgal Culus ka Fuliyay Abooreey
Saaka waaberigii ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya geesiyaasha deegaanka waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Abooreey
oo hoos taga degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada ayaa cagta mariyay fariisimo ay Khawaarijtu ku lahaayeen deegaanka, waxaana halkaasi lagu gaarsiiyay khasaare culus, iyadoo laga furay hub iyo saanad ciidan.
Howlgalkaan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta, loogana xoreynayo dhammaan deegaanada ay lu dhibaateeyaan shacabka.