Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Ka Qeybgalay Bandhig Tababar oo ay Soo Bandhigeen Ciidanka Gaarka ah ee Galeyr

0
Wednesday June 25, 2025 - 13:47:18 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Ka Qeybgalay Bandhig Tababar oo ay Soo Bandhigeen Ciidanka Gaarka ah ee Galeyr

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa ka qeyb-galay Bandhig Tababar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa ka qeyb-galay Bandhig Tababar
 heerkiisu sarreeye oo ay sameeyeen Ciidanka gaarka ah ee Galeyr oo u xilsaaran ka hortagga dhagaraha Khawaariijtu bulshada kula kacaan .
Bandhigga waxa Taliyaha kala qeyb-galay Steven Gillen oo ah sii hayaha howlaha Safaaradda Maraykanka iyo masuuliyiin kala duwan oo katirsan Safaaradda , waxaana uu bandhigan ahaa mid sare loogu qaadayey Aqoonta Ciidanka oo qeyb ka ah Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip