Ciidanka Kumaandooska Danab iyo cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Jubaland ayaa hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Baqooqaha ee gobolka Jubbada Hoose.
Hawlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Khawaarijta, iyadoo cadowga lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.