Madaxweynaha oo Ubax-dhigay Taalada Daljirka Dahsoon

0
Tuesday July 01, 2025 - 12:44:33 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo Ubax-dhigay Taalada Daljirka Dahsoon

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65 sano guurada ka soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65 sano guurada ka soo
wareegatay maalinka xoriyadda iyo midnimada qaranka awgeed waxa uu Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.
Ubax-dhigga Taalada Daljirka waxaa ku weheliyey Madaxweynaha Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cabdullaahi Cismaan oo salaan uga qaadayey cutubyo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip