Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo Jubbada Hoose Ka Fuliyay Howlgal 37 Khawaarij ah Lagu Khaarijiyay
Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay saqdii dhexe howllgal qorsheysan ka fuliyay Tuulada Baqooqaha.
Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay saqdii dhexe howllgal qorsheysan ka fuliyay Tuulada Baqooqaha., oo qiyaastii 13km dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubadda Hoose.
Ciidankaa Xoogga Dalka gaar ahaan Danab ayaa sii wadaya gulufka lagu ciribtirayo Khawaarijta, waxaana howlgallada noocan oo kale ah ay caddeynayaan sida ay Ciidanka Xoogga Dalka ugu heelan yihiin difaaca dalka, shacabka, iyo xasilloonida guud ee dalka.
Wixii faahfaahin dheeri ah, la soco wararkeena xiga.
Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida