
Dabaaldaga 1-da Luulyo iyo Ciidamada Qaranka.
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa si weyn uga qeyb qaatay dabaaldegga 1-da Luulyo
oo ah Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka. Sawirrada laga qaaday goobta xuska ayaa muujinaya heegan, han-weyn, iyo waddaniyad ka muuqata ciidamada, iyadoo laga dareemayo kalgacaylka ay u hayaan dalkooda iyo dadkooda. Waa maalin xusuus iyo sharaf u ah halgamayaashii naftooda u huray xornimada dalkeena Soomaaliya.
Dabaaldaga 1-da Luulyo iyo Ciidamada Qaranka.
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa si weyn uga qeyb qaatay dabaaldegga 1-da Luulyo