Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Soo Dhoweeyay Guddi Qabanqaabadda Munaasabadda 1-da Luulyo, soo dhaweeyey

0
Saturday June 28, 2025 - 14:17:36 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Soo Dhoweeyay Guddi Qabanqaabadda Munaasabadda 1-da Luulyo, soo dhaweeyey

    Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kormeer ku tagey xerada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kormeer ku tagey xerada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,
 iyadoo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Taliyaha Booliska, Jenaraal Asad Diyaano, iyo saraakiisha kale dadaalkooda ku aaddan sugidda amniga iyo ka qeybgalka Munaasabadda 1-da Luulyo, taasoo Ciidanka Boolisku uga qeyb qaadan doono bandhig iyo gaarda kacayaar


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip