Wararka

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo manta lagu aasay Muqdisho+sawiro

0 Visits: 851 | Thursday November 26, 2015 - 16:59:27
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta Allaha u naxariistee Dr. C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad siday Meydkiisa ay saaka ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Read More »

Gaari ay la hayeen kooxda shabaab oo lagu gubey degaanka Geedo-Samo oo hoos yimaada degmada buulo burde

0 Visits: 839 | Wednesday November 25, 2015 - 16:48:45
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay dadka degaanka oo hubeysan iyo Kooxda argagexesada Shabaab ku dhex maray deegaan lagu magacaabo Geedo-Samo oo ka tirsan degmada Buulo Burde ee gobolka hiraan.

Read More »

Madaxwaynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka "SAWIRRO

0 Visits: 1203 | Wednesday November 25, 2015 - 15:51:28
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose wuxuu qado sharaf ugu sameeyey Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyedd Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, oo booqasho maalmahaanba ku joogay Jubbaland.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay ciidanka booliska ee laanta miino baarista

0 Visits: 896 | Wednesday November 25, 2015 - 15:51:28
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka ciidammada gaarka ah ee booliska ugu qaabilsan miino barista (Miino Baarka Booliska Soomaaliyeed MMB), taas oo ka dhacdey xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada…

Read More »

Recent floods damage supply routes, vital infrastructure in Somalia, UN relief wing warns.

0 Visits: 912 | Wednesday November 25, 2015 - 13:24:34
The floods caused by recent heavy rain falls in South Central Somalia have led to an interruption of humanitarian aid delivery, an escalation of local commodity prices, and an epidemic in water-borne diseases, the United Nations relief wing has warned in the latest situation update on the country.

Read More »

National conference for media development held in Mogadishu.

0 Visits: 810 | Wednesday November 25, 2015 - 13:24:34
National Conference on Cooperation between Federal, Regional Ministers of Information, Private media and International Partners held in the Somali Capital Mogadishu today on Tuesday.

Read More »

Operation held in Hiran At least 25 Al shabaab suspects arrested in Bulo-Burde.

0 Visits: 832 | Wednesday November 25, 2015 - 13:24:34
At least twenty-five people have been arrested in a massive security operation carried out by Somali troops in the central Somali town of Bula-Burde, an official said Wednesday.

Read More »

Operations Against Anti peace group in Bokol Region.

0 Visits: 918 | Wednesday November 25, 2015 - 12:09:34
The head of Youth in Hudur town in Bokol region says that they have started the operation very early at around 4:00 Am the operation occurred Hudur town where all people who lives Bokol region have Known that badness of Al shabab that is what brings the unity.

Read More »

Two Battalions of AMISOM troops from Burundi conclude tour of duty

0 Visits: 828 | Wednesday November 25, 2015 - 10:58:47
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) Deputy Force Commander Major General Mohammedesha Zeyinu, has praised Burundian troops for their self sacrifice and diligence while on peacekeeping duties.

Read More »

Taliyaha Ciidanka X.D.S "Waa inaad illaalisaan Nafta, Sharafka, iyo Hantida ummadda, kana difaacdaan dalka caddowga"

0 Visits: 927 | Tuesday November 24, 2015 - 18:35:35
Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur geliyey xaaladda dhabta ah

Read More »

Shirweynaha Qaran ee Warbaahinta oo Muqdisho ka furmay-SAWIRRO

0 Visits: 985 | Tuesday November 24, 2015 - 18:31:32
Waxaa barqadii maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Read More »

The commander of Somali Notional Army Force visited Kismanyo.

0 Visits: 2925 | Tuesday November 24, 2015 - 13:27:32
Commander of Somali Notional Army Force Major, General, Mohamed Adam Ahmed his was well come By the Army forces, Amison and the delegation of kismanyo the General met with military officials and, where he listened to the report on the different circumstances of their work and the needs of the station.…

Read More »

Galmudug Regional Assembly Members Undergo Training on Parliamentary Functions

0 Visits: 816 | Tuesday November 24, 2015 - 13:17:42
Regional Assembly lawmakers are undergoing intensive training on the functions of parliament.

Read More »

UN Secretary-General appoints new head of UN mission in Somalia.

0 Visits: 880 | Tuesday November 24, 2015 - 13:17:42
UN Secretary-General Ban Ki-moon today announced the appointment of Michael Keating of the United Kingdom as his new Special Representative for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).

Read More »

saraakiisha ciidanka xooga iyo maamulka gobolka bakool oo kormeeray degaanada laga saaray maleyshiyaadka Al.shabab

0 Visits: 879 | Tuesday November 24, 2015 - 10:35:00
Ciidama xooga dalka soomaliyeed ayaa howlgalo waxa ay ka sameyeen degaano hoosta degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacowday Afhayeenka Wasaaradda Amniga Ee Maamulkaasi

0 Visits: 920 | Monday November 23, 2015 - 19:28:03
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa wareegtao lagu magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyadoo Wareegtadaasi ay ka

Read More »

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo maanta gaaray magaalada Kismaayo +sawiro

0 Visits: 894 | Monday November 23, 2015 - 17:12:31
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Sareeyo gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka,AMISOM iyo mas'uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Read More »

Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo howlgalo ka sameeyay degaano hoos yimaada gobolka hiraan

0 Visits: 804 | Monday November 23, 2015 - 15:43:16
Ciidamada dowlada soomaaliya oo kashanaya kuwa midowga Africa amison ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay degaanka halgan ee gobolka hiraan .

Read More »

Somalia: More 10 people have been arrested at Balad-Hawo town on suspicion of soldier's killings

0 Visits: 1124 | Monday November 23, 2015 - 11:27:26
Security forces in Balad-Hawo town near border of Somali and Kenya have arrested at least 10 people on suspicion of a Govt soldier's killing, said Residents.

Read More »