guddiga isku dhafka ciidamada xooga dalka oo ka war bixiyey howlaha isku dhafka ciidanka xooga dalka

0
Tuesday November 24, 2015 - 08:51:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    guddiga isku dhafka ciidamada xooga dalka oo ka war bixiyey howlaha isku dhafka ciidanka xooga dalka

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Guddiga isku dhafka ciidamada xooga dalka oo sheegay in uu meel wanaagsan qorshayaashii lagu doonayey in ciidamada xooga dalka lagu mideynayey.

 

Guddoomiyaha guddi isku dhafka ciidanka xooga dalka anha wasiir dowlaha wasaarada gashaan dhigga muddane maxamed cali xagaa ayaa waxa uu sheegay in ay meel wanaagsan mareyso qorshihii ahaa in ciidamada xooga isku dhaf lagu sameyn doono.

 

Wasiir dowlaha wasaarada difaaca soomaliya ayaa waxa uu sharaxaaad ka bixiyey howlo kormeero shaqqo uu ku tegay magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose haalkaa uu saraakiisha ciidanka xooga dalka uu kulamo kula qaatay ku sabsan arimaha isku dhafka ciidanka xooga dalka.

 

Wasiirka ayaa waxa uu xussay in ciidamada xooga dalka ee ku sugan gobolada gedo.jubbada hoose ay ku sameyeen isku dhaf isla markaan dhawaan la diyaarin doono 100 askari oo maleyshiyaadka al,shabaab ka xureyn doonta gobolka jubbada dhexe oo maleyshiyaadka al,shabaab ay shacabka ku dhibaateeyaan.

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip