saraakiisha ciidanka xooga iyo maamulka gobolka bakool oo kormeeray degaanada laga saaray maleyshiyaadka Al.shabab

0
Tuesday November 24, 2015 - 10:35:00 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    saraakiisha ciidanka xooga iyo maamulka gobolka bakool oo kormeeray degaanada laga saaray maleyshiyaadka Al.shabab

    Ciidama xooga dalka soomaliyeed ayaa howlgalo waxa ay ka sameyeen degaano hoosta degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidama xooga dalka soomaliyeed ayaa howlgalo waxa ay ka sameyeen degaano hoosta degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.


Howlgaladaan ayaa ciidanku waxey ka sameyeen degaanka garas weyne iyo tuulooyin hoostaga deegaankaas.

 

Guddoomiye ku xiggeenka dhanka amina dagmada xurud aadan maxamed cabdi oo u waramayey idaacada ciidama qalabka sida ayaa waxa uu sheegay in ay kormeer ku tageen deegaanadii ciidanka xooga dalka ay maleyshitaadka al,shabaab ka saareen.

 

Sidoo kale guddoomiye kun xiggeenka ayaa sheegay in ciidanka xooga dalka ay howlgaladaan intii ay wadaan in ay ku guuleysteen in degaano fara badan ka saran maleyishaadka al.shabaab. ciidanka ayaa waxa ay sidoo kale gacanta kusoo dhegeen xoolo si baad ah ay maleyshiyaadka al,shabaab dadka shacabka uga uruursadeen isla markaana xoolaha dadkii lahaa ciidanku dib ugu celiyeen.

 

Maamulka gobolka bakool ayaa waxa ay gar gaaar gaarsiyeen shacabka laga dul qaaday guumeysiga maleyshiyaadka al.shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip