Madaxwaynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka "SAWIRRO

0
Wednesday November 25, 2015 - 15:51:28 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka "SAWIRRO

    Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose wuxuu qado sharaf ugu sameeyey Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyedd Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, oo booqasho m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose wuxuu qado sharaf ugu sameeyey Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyedd Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, oo booqasho maalmahaanba ku joogay Jubbaland.

Taliyaha iyo saraakiil kale oo la socotay ayaa Madaxweynaha Jubbaland uga mahadceliyey booqashada ay ku yimaadeen deegaanada maamulka ,ku waasoo indhahooda ku soo arkay dhismaha ciidanka Xoogga dalka ee Kismaayo ka jira.

Mudane Axmed Islaam ayaa dhankiisa taliyaha ku bogaadiyey inuu sii laba jibaaro dadaalada uu wado ee uu rabo inuu ku horumariyo ciidanka Xoogga dalka .

Dhanka kale, Taliyaha ayaa la kulmay madaxda Rugta Ganacsiga Jubbaland ee JCCI, waxana ay Taliyaha iyo Ganacsatadu ka wada hadleen sidii labada dhinac iskaashigooda loo xoojin lahaa.

20151125_093936_resized20151125_102645_resized20151125_103308_resized20151125_141034_resized20151125_141039_resized





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip