Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo howlgalo ka sameeyay degaano hoos yimaada gobolka hiraan

0
Monday November 23, 2015 - 15:43:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo howlgalo ka sameeyay degaano hoos yimaada gobolka hiraan

    Ciidamada dowlada soomaaliya oo kashanaya kuwa midowga Africa amison ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay degaanka halgan ee gobolka hiraan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowlada soomaaliya oo kashanaya kuwa midowga Africa amison ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay degaanka halgan ee gobolka hiraan .

Gudoomiyaha degaanka halgan ee gobolka hiraan mustaf xerow nuur oo la Hadley idacada ciidamada sida ayaa sheegay in Kooxda nabad diidka ee aragagexesada ali shabaab laga sifeeyay degaanka halgan ee gobolka hiraan sidoo kale Mustaf xerow nuur gudoomiyaha degaanka halgan ee gobolka hiraan ayaa waxa uu sheegey in maal mihii lasoo dhaafey ay ciidamada xooga dalka soomaaliyed ay howlgal ka wadeeyn degaanka halgan ayna ku guulesteyn in ay nolosha ay ku toogtaan maleyshiyaadka tirsan Kooxda argagaxesada ah ee shabaab kuwa kalene ay nolosha ku hayaan

 

Gudoomiyaha degaanka halgan mustaf xerow nuur ayaa xusey howlgalka ay gacan ku siiyeen dadaka degaanka oo fahmey dhagarta Kooxda argagexesada alshabaab Mustafa xerow nuur ayaa shegey in howlgalka ay kusoo qabteyn toban dhagar qabe iyo laba horjoogey

 

Ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa midowga Africa amison ayaa waxa ay dharbaaxooyin ku dhufteeyn Kooxda gabalkeedu dhacey ee shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip