Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo Gacanta ku soo dhigay dhagar-qabayaal ka tirsan maleeshiyaada Al-Shabaab

0 Visits: 224 | Wednesday July 20, 2022 - 15:12:29
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyey degaannada Leego, Yaaq Bariweyne iyo Warta Madax Maroodi oo hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa Gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Nabad diidka Al-shabaab.

Read More »

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JAMHUURIYADDA JABUUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO KULAN YEESHAY

0 Visits: 241 | Sunday July 17, 2022 - 16:23:43
Jabuuti, Luulyo 17, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa'id ayaa si qotodheer uga hadlay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka…

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA JABUUTI

0 Visits: 227 | Saturday July 16, 2022 - 18:55:58
Jabuuti, Luulyo 16. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalkaas iyo xaqiijinta Soomaali heshiis la ah dariskeeda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey…

Read More »

Soomaaliya oo Midowga Africa Ka Dalbatay in Laga Qaado Xayiraadda ka saaran Hubka

0 Visits: 226 | Saturday July 16, 2022 - 16:21:47
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qayb gashay shirka 41-aad ee caadiga ah oo ay bartamaha sanad kasta isku arkaan Golaha Fulinta Midowga Africa, kaasi oo sanadkan ka furmay caasimadda Lusaka ee dalka Zambia, waxaana Soomaaliya uga qayb galay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiiru…

Read More »

Dab ba'an oo ka kacay keymo ku yaalla Mediterranean-ka

0 Visits: 225 | Saturday July 16, 2022 - 16:17:38
Dabka ayaa ku faafay waqooyiga BortuqiiskaImage caption: Dabka ayaa ku faafay waqooyiga Bortuqiiska.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB BOOQASHO RASMI AH UU KU TAGAY DALKA KENYA

0 Visits: 223 | Saturday July 16, 2022 - 16:07:44
Muqdisho, Luulyo 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalmood ah ku tagay dalka aan dariska nahay ee Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA

0 Visits: 216 | Friday July 15, 2022 - 21:02:27
Muqdisho, Luulyo 15. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska…

Read More »

DEG DEG ciidanka Xoogga dalka oo cawa jab xooggan gaarsiiyay Kooxda Argagixisada Al-shabaab

0 Visits: 265 | Wednesday July 13, 2022 - 23:19:25
DEG DEG: Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Caawa jab xooggan ku gaarsiiyay xubno katirsan Argagixisada oo isku dayay inay soo weeraraan deegaanka.

Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN XOG-WARRAN AH LA QAATAY GUDDIGA WAALIDKA CIIDAMADA ERETERIYA TABABBARKA UGU MAQAN

0 Visits: 207 | Wednesday July 13, 2022 - 23:15:46
Muqdisho, Luulyo 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Ereteriya, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay uu ugu tegay booqasho uu xaaladdooda…

Read More »

DEG DEG Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo Raggii watay.

0 Visits: 275 | Tuesday July 12, 2022 - 11:28:21
Ciidanka Gaarka ah ee Nabad Sugida ayaa howlgalo qorshaysan ka sameeyay daafaha magaalada iyo degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Booqasho ku tagay Dalka Rwanda

0 Visits: 231 | Monday July 11, 2022 - 23:29:04
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo safar shaqo ku jooga dalka Rwanda, ayaa waxa halkaas soo dhoweyn diirran ugu sameeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda Dan Munyuza, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Booliska Labada Dal.

Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA BADDA EE TABABBARKA U JOOGA DALKA ERETERIYA

0 Visits: 226 | Monday July 11, 2022 - 20:45:09
Asmara, Luulyo 11, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas.

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka sameeyay degaanno hoostaga Gobolka Gedo

0 Visits: 219 | Monday July 11, 2022 - 10:37:37
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixsada AL-Shabaab ka sameeyay degaano hoostaga degmooyinka Dooloow iyo luuq ee Gobolkaasi Gedo.

Read More »

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 218 | Thursday July 07, 2022 - 21:19:37
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNE RECEP TAYYIP ERDOGAN OO KULAN QODOBO MUHIIM AH LOOGA HADLAY YEESHAY

0 Visits: 216 | Wednesday July 06, 2022 - 22:37:50
Ankara, Luulyo 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan.

Read More »

Madaxweynaha JFS oo sidiiran loogu soodhaweeyay madaxtooyada Turkiga

0 Visits: 206 | Wednesday July 06, 2022 - 17:51:08
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn maamuus sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara, halkaas oo uu salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Turkiga , waxaana loo riday 21 madfac oo…

Read More »

In Kabadan 60 Maleeshiyaad Katirsan Al-shabaab oo Lagu Dilay Degaanka Baxdo.

0 Visits: 304 | Friday June 17, 2022 - 12:30:57
Maleeshiyaadka Nabadiidka Al-shabaab ayaa saaka aroornimadii weerar ku soo qaaday degaanka Baxdo ee gobolka Galguduud shacabka degaanka ayaa iska caabiyay Argagixisada iyadoo ay gaarsiiyeen khasaare xoogan waxeeyna ka dileen maleeshiyaad badan.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY BANGIGA ADDUUNKA XOOJINTA TAAGEERADOODA SOOMAALIYA.

0 Visits: 276 | Thursday June 16, 2022 - 19:04:34
Muqdisho, Juun 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Horjooge ka tirsam Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0 Visits: 347 | Monday June 06, 2022 - 17:40:17
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaciisa Afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Layli Sargaal iyo Layli Sargaalxigeen,

0 Visits: 592 | Thursday June 02, 2022 - 22:01:25
Ogeysiis :-Fursad Ciidannimo

Read More »