DEG DEG ciidanka Xoogga dalka oo cawa jab xooggan gaarsiiyay Kooxda Argagixisada Al-shabaab

0
Wednesday July 13, 2022 - 23:19:25 in Wararka by
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG ciidanka Xoogga dalka oo cawa jab xooggan gaarsiiyay Kooxda Argagixisada Al-shabaab

    DEG DEG: Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Caawa jab xooggan ku gaarsiiyay xubno katirsan Argagixisada oo isku dayay inay soo weeraraan deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG: Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Caawa jab xooggan ku gaarsiiyay xubno katirsan Argagixisada oo isku dayay inay soo weeraraan deegaanka.
Meydka dhagarqabe qeyb ka ah kuwa badan oo Caawa ku jabay Janaale ayay saraakiisha Xoogga ee deegaankaas soo bandhigeen, waxaa weli meelaha howdka ah ka socda baaritaano la xiriira hadii ay jiraan meydad iyo dhaawacyo Argagixisada ah maadaama Cadawga uu la kulmay khasaare xooggan. 

Xogta Argagixisada oo la sii ogaa ayaa suuragalisay inay Geesiyaasha Xoogga ka hortagaan damaca Nabad-diidka oo sidoo kale Meydad iyo dhaawacyo badan oo Janaale ku jabay Caawa geeyay deegaanka Mushaani sida uu SNA RADIO uxaqiijiyay taliyaha ururka 83-aad ee October Gaashaanle sare Nuuradiin Xuseen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip