Dab ba'an oo ka kacay keymo ku yaalla Mediterranean-ka

0
Saturday July 16, 2022 - 16:17:38 in Wararka by
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab ba'an oo ka kacay keymo ku yaalla Mediterranean-ka

    Dabka ayaa ku faafay waqooyiga BortuqiiskaImage caption: Dabka ayaa ku faafay waqooyiga Bortuqiiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabka ayaa ku faafay waqooyiga BortuqiiskaImage caption: Dabka ayaa ku faafay waqooyiga Bortuqiiska.

Kumanaan kamid ah kooxaha dab damiska ayaa daalaa dhacayaa daminta dab ka kacay dalalka Bortuqiiska, Spain iyo koonfur galbeed dalalka Faransiiska xilli dabka uu si xawaare leh u baahayo.

 

Waqooyiga Bortuqiiska, waxaa ku dhintay duuliyaha diyaarad ka qeyb qaadaneysay daminta dabka ku baahay deegaanka Foz oo u dhaw xadka Spain.

 

Dhinaca kale, dabka ayaa ku faafay gobolka Gironde ee dalka Faransiiska halkaas oo laga daadgureeyay in ka badan 12,000 qof.

 

Koonfurta Spain meel u dhaw gobolka Costa del Sol, waxaa halkaa isaga cararay dad ku dhaw 23,000 qof xilli dabka uu kusii baahayo keymaha ku yaalla buuraha Mijas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip