Wararka

Munaasabadda Sanad-guurada 46-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Muqdisho Lagu Qabtay "Sawirro"

0 Visits: 1121 | Thursday February 18, 2016 - 18:22:26
Muqdisho, February 18, 2016….Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka iyo Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida, ayaa ka qeyb galay Munaasabadda sanad guurada 46-aad…

Read More »

Taliyaha ciidanka xooga Dalka oo tababar u soo xirey saraakiil

0 Visits: 1101 | Thursday February 18, 2016 - 18:18:20
Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka xooga dalka oo mudo bil ah tababar uga socday magaaladda Muqdisho,waxaana tababarkan bixinayay dowlada Ingiriiska.

Read More »

Wafdi uu Madaxweyne Xasan Sheekh Horkacayo oo Maanta gaaray Degmada Baladweyne

0 Visits: 919 | Thursday February 18, 2016 - 18:12:21
Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kasoo dagay wafdi uu horkacayo Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud.

Read More »

Howlgal dad badan lagu soo qabtay oo xalay Muqdisho laga fuliyay

0 Visits: 837 | Thursday February 18, 2016 - 17:36:49
Howlgalkan, oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hilwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa fuliyay ciidanka hey'adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA.

Read More »

Gaadiid lagu Wareejiyay Maanta TALISKA Ciidamada BOOLIISKA Gobolka Hiiraan "Sawirro"

0 Visits: 1089 | Wednesday February 17, 2016 - 19:25:26
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeeda Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray maana Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan loogu wareejiinayay gaadiid loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan ciidamada booliska ee ka howlgalka…

Read More »

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade

0 Visits: 1016 | Wednesday February 17, 2016 - 17:16:32
Abaanduulaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cali Baashi iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka biyo cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhawaan laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab.

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay-SAWIRRO

0 Visits: 1203 | Saturday February 13, 2016 - 14:57:20
Mogadishu, 13 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buur-weyn

0 Visits: 1075 | Saturday February 13, 2016 - 14:31:36
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

Read More »

Guddoomiyaha G/banaadir "Amniga magaalada way soo hagaageysaa, waxyaabaha yarka ahna xal ayaan u heli doonaa"

0 Visits: 867 | Saturday February 13, 2016 - 14:12:14
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu bilaabay qorshe wax looga qabanayo ammaanka isaga oo kaashanaya Hay'adaha nabedgalyada iyo dadka Shacabka ah

Read More »

Deegaano Hoostaga Ceel Buur Oo Lagu dilay Maleeshiyaad Ka Tirsan Argagaxisada

0 Visits: 1068 | Saturday February 13, 2016 - 14:07:47
Sedax ka tirsan argagaxisada maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu dilay tira kalana waa lagu dhaawacay kadib hawlgal ay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Afrika ee Amisom ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanno hoosyimaada Degmada…

Read More »

Wasiir Diini "Hambalyo Sanad-guurada 51-aad ee Aas-aaska Ciidamadda Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed

0 Visits: 843 | Wednesday February 10, 2016 - 20:42:42
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed sanad guurrada 51aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay.

Read More »

R. Wasaare ku-xigeenka XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad loogu dabaal dagayay sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha "Sawirro"

0 Visits: 843 | Wednesday February 10, 2016 - 20:39:22
Muqdisho, February 10, 2016—–Ra'iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Badda iyo Difaaca ee XFS, taas oo ay ka soo qayb-galeen Golaha Wasiiradda, Taliyeyaasha Ciidamada…

Read More »

Madaxweyne Xasan oo qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq "SAWIRRO"

0 Visits: 950 | Wednesday February 10, 2016 - 20:37:05
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee dalka Ciraaq, kaasi oo socdaal ku yimid Muqdisho markii ugu horeysay.

Read More »

TAARIIKHDA CIIDANKA BADDA IYO DIFAACA XEEBAHA SOOMAALIYA

0 Visits: 5269 | Wednesday February 10, 2016 - 19:41:09
10-kii bishii febaraayo 1965kii waxaa si rasmi ah loo aas-aasay Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha soomaaliya laakiin dhismaha ciidanka badda xilligaasi ka hor waxa uu dhisnaa 15-sano.

Read More »

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Oo Amniga Ceelbuur Ka Shiray

0 Visits: 1213 | Wednesday February 10, 2016 - 18:26:14
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmada Ceelbuur ayaa kulan la qaatay qeybaha bulshada kaasi oo looga hadlayay sidii wada shaqeyn u dhexmari lahayd ciidmada amniga iyo Bulshada.

Read More »

Sooma Jeestayaasha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Caawa Marka Ka Wada Howlgalo

0 Visits: 983 | Monday February 08, 2016 - 21:11:43
Kaddib markii maanta ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Amisom ay si buuxda ula wareegeen gacan kuheynta magalada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa gudaha magaladaasi, Ciidamasda ,

Read More »

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka "Booliska waa saaxiibka koowaad ee shacabka" SAWIRRO

0 Visits: 1427 | Monday February 08, 2016 - 20:56:19
Ra'iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeeray dhowr xarumood oo ay ciidamada booliska ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Read More »

Baarlamaanka oo xukuumadda dib ugu celiyay golaha adeega garsoorka

0 Visits: 943 | Monday February 08, 2016 - 19:06:35
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa Xukuumadda dib ugu celiyay xubnaha golaha adeegga garsoorka, si loo soo dhameystiro, iyagoo dhankale ka dooday wax ka badal lagu sameynayo xeer hoosaadka baarlamaanka.

Read More »

Madaxweynaha "Dhismaha maxkamadda dastuuriga ah waa muhiim"

0 Visits: 826 | Monday February 08, 2016 - 18:51:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay ahmidda ay wadanka u leedahay dhismaha maxkamadda dastuuriga ee dalka, isagoo mudanayaasha Baarlamaanka ku

Read More »

Ciidanka Difaaca oo si Rasmi ah ula Wareegay Marka(DHAGEYSO)

0 Visits: 862 | Monday February 08, 2016 - 10:45:22
(SNARADIO) Ciidamada Xoogga Dalka soomaaliyeed ayaa lawareegay Gacan ku heynta Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.hoose halkaasi oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaad yar oo ka tirsan kooxda Al Shabaab kadib markii Ciidamada Jihooyin kala duwan ay kaga yimaadeen .

Read More »