Sooma Jeestayaasha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Caawa Marka Ka Wada Howlgalo

0
Monday February 08, 2016 - 21:11:43 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sooma Jeestayaasha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Caawa Marka Ka Wada Howlgalo

    Kaddib markii maanta ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Amisom ay si buuxda ula wareegeen gacan kuheynta magalada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa gudaha magaladaasi, Ciidamasda ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaddib markii maanta ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Amisom ay si buuxda ula wareegeen gacan kuheynta magalada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa gudaha magaladaasi, Ciidamasda ,

 waxa ay ka wadaan howlgalo balaaran xafadaha ay ka koobantahay magalada Marka

Howlgalkan ayaa inta badan waxaa lagu soo qab-qabtay in kabadan 20-ruux oo ubadan dad dhalinyaro ah kuwaa oo lageeyay saldhiga dagmada

Abaanduulaha Taakuleynta Ciidanka Xoogga dalka Sooomaaliyeed Gen C.qaadir M.Nuur mar uu qadka taleefanka ugu waramayey Idaacadda Codka Ciidamada qalabka sida .ayaa sheegay in holwgaladaasi ay ku gonleeyihiin sidii loo xaqiijin lahaa amniga magaalada islamarkaana lagu baacsado maleeshiyaadaka dhagarta badan ee Al Shabaab oo dadka isku dhex mila.

Magaalada ayaa caawa degan, iyadoo dadka reer Marka ay aad ugala shaqeynayaan xaqiijinta amniga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip