Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buur-weyn

0
Saturday February 13, 2016 - 14:31:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buur-weyn

    Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Buulaburde, C/casiis Duuroow Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in deegaanka buur-weyn ay ahayd goob maleeshiyada Al-Shabaab ay dadka ku dhibaateyn jireen, waxaana uu intaa ku daray in ammaanka deegaanka laga fara maroojiyay argagixisada Al-Shabaab uu yahay mid hagaagsan.

Guddoomiyuhu waxa uu tilmaamay in ciidamada amniga ay sii wadi doonaan howlgallada lagula dagaalamayo argagixisada Al-Shabaab.

"Buur-weyn oo u dhexeysa Jalalaqsi iyo Buulo-burte ayaan kala wareegnay maleeshiyada Al-Shabaab, mana jirto tababbar kale oo ay Shabaabku halkaasi ku imaan karaan, runtii amniga deegaanka waa mid la isku haleyn karo” ayuu yiri C/casiis Duurow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip