Wararka

Maxkamadda Ciidanka Puntiland oo xukun ku riday dhalinyaro loo heysto Aragagixisanimo.

0 Visits: 302 | Tuesday February 01, 2022 - 10:25:01
Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad ku eedaysan inay ka tirsan yihiin argagixisada Al-Shabaab.

Read More »

Ciidamada amniga oo howlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyay xaafadaha Garbahaareey

0 Visits: 307 | Sunday January 30, 2022 - 08:57:21
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gobolka Galguduud Ku Dilay Horjoogayaal Katirsan Al-shabaab.

0 Visits: 323 | Wednesday January 26, 2022 - 13:47:39
Ciidanka xoogga dalka ayaa gobolka Galguduud ku dilay horjoogihii ugu sareeyay maleesgiyaadka argagixisada Al-shabaab kadib howlgalo ay shalay ka sameeyeen degaano hoos yimaado magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolkaasi.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gobolka Galguduud kudilay in kabadan 20 Maleeshiyaad Katirsan Al-shabaab.

0 Visits: 321 | Wednesday January 26, 2022 - 13:43:52
Ciidamadda Xoogga Dalka iyo NISA ayaa bariga magaalooyinka Dhusamareeb iyo guriceel howlgalo ay ka fuliyeen ku dilay inka badan 20-maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaan iyagoo gacanta ku dhigay walxaha qarxa oo Nabadiidka ay doonayeen inay ku waxyeeleeyaan shacabka somaliyeed.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo toogtay horjoogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 333 | Sunday January 23, 2022 - 11:02:13
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa khaarijiyay Horjoogihii Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab u qabaailsanaa magaalada guriceel ee gobolka Galguduud iyo maleeshiyaadkale oo lasocday kuwaasi oo gaarayay lix. maleeshiyaadka ayaa doonayay inay caawa gaari waxyaabaha qarxa…

Read More »

Ciidanka oo Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Horjoogihii Al-shabaab u qabaailsanaa Guriceel,

0 Visits: 538 | Sunday January 23, 2022 - 05:30:45
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa khaarijiyay Horjoogihii Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab u qabaailsanaa magaalada guriceel ee gobolka Galguduud iyo maleeshiyaadkale oo lasocday kuwaasi oo gaarayay lix.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo Barakacyaasha ku nool magaalada Baydhabo u qeybiyay Raashiin

0 Visits: 375 | Wednesday January 12, 2022 - 17:31:10
Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta Barakacyaasha ku nool magaalada Baydhabo u qeybiyay Raashiin gargaar ah oo ciidanka ugu deeqay dadka tabaalaysan ee Abaaraha saameeyeen.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la qaatay ergeyga gaarka ah ee Q.M u fadhiya Soomaaliya

0 Visits: 321 | Wednesday January 12, 2022 - 17:26:16
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xasan Siciid Samatar ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya. Waxayna kawada hadleen sidii loo dardar gelin lahaa Qorshaha Kala-guurka Qaran…

Read More »

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo dil ah ku fulisay askari horay u dilay qof shacab ah

0 Visits: 347 | Monday January 10, 2022 - 13:34:01
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiisha degmada Baladxaawo oo horay qof shacab ah ugu dilay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Read More »

Ciidanka kumaandooska oo Sh/hoose ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 368 | Monday January 10, 2022 - 13:27:40
Ciidanka Gor Gor ee xoogga dalka ayaa ayaa in ka badan 25 xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ku dilay inta u dhexeysa deegaanada Tawakal iyo Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka Howgalo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay Jawhar

0 Visits: 350 | Thursday January 06, 2022 - 18:44:29
Hawlgalkaani Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar iyo Balcad, waxaana hoggaaminayay Taliyaha hawlgalinta guutada sedexaad ahna ku simaha Taliyaha guutada Gashaanle Ismaaciil Kuulow Xasan {TUURE}.

Read More »

Ciidanka Danab oo dilay shan horjooge oo ka tirsana Nabadiidk Shabaab

0 Visits: 361 | Thursday January 06, 2022 - 16:37:50
Ururka 4-aad ee guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe.

Read More »

Horjooge ka tirsanaa Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0 Visits: 336 | Thursday January 06, 2022 - 00:38:14
Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad ee kusugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Read More »

6-ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo lagu soo qabtay howlgal a dhacay Shabeellaha hoose

0 Visits: 332 | Sunday January 02, 2022 - 10:56:35
Ciidamada Kumaandooska Gor-gor, ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gobolka Shabeellaha hoose waxeey ku soo qabteen tiro ka tirsan maleeshiyaad ka tirsan Nabdiidka Al-shabaab, sida ay shegeen saraakisha hogaamineysay ciidamada Gor-Gor.

Read More »

Ciidanka xoogga oo Balcad ku dilay 9 ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 341 | Thursday December 30, 2021 - 10:59:25
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dilay ugu yaraan sagaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo saakay weerar gaadmo ah ku qaaday qaybo ka mid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.

Read More »

War Saxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya-Guddiga Midowga Afrika-AMISOM 29ka Diseembar 2021

0 Visits: 318 | Thursday December 30, 2021 - 10:26:57
Muqdisho, Soomaaliya Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Disembar 2021, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.

Read More »

Horjooge Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq Tooxow iyo maleeshiyaadkiisii oo isku soo dhiibay Ciidanka NISA

0 Visits: 336 | Wednesday December 29, 2021 - 16:15:18
Hay'adda Nabadsugida Iyo Sidoonka Qaranka Qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigtey 6 ka Mid ah Nabadiidka Alshabab oo ay ku jiraan horjoogiyaal iyo Maleeshiyaadkoodi, kuwaasi oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugida ee ku sugan Deeganada iyo Degmooyinka Koonfur…

Read More »

CIIDANKA XOOGGA DALKA OO FASHILIYAY QARAXYO AY WADOOYINKA GELIYEEN MALEESHIYADA ARGAGIXISADA AL SHABAAB.

0 Visits: 342 | Friday December 24, 2021 - 22:52:33
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay wadooyinka soo gala Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh. hoose.

Read More »

Ciidanka Gorgor oo Nabaddiidka Al-shabaab ka xureeyay degaano hoostaga degamada Awdheegle ee shabeellaha hoose

0 Visits: 347 | Wednesday December 22, 2021 - 00:21:00
Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada GORGOR ayaa Maleeshiyada Al Shabaab ku xoreeyay degaano hoos yimaada degmada Awdheegle ee Gobolka Sh. hoose.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo dawo iyo raashin gaarsiiyay dadka deggan deegaanada xeebta ah ee shabeellaha hoose

0 Visits: 457 | Wednesday December 15, 2021 - 15:24:12
Ciidanka xoogga dalka ayaa deegaanada deexda ah ee gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan kuwa ku dhow degmada Afgooye waxaa ay gaarsiiyeen deeq isugu jirta raashin iyo sido kale daawo si ay ugu caawiyaan dadka deegaanadaasi ku nool.

Read More »