Ciidanka Danab oo dilay shan horjooge oo ka tirsana Nabadiidk Shabaab

0
Thursday January 06, 2022 - 16:37:50 in Wararka by
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Danab oo dilay shan horjooge oo ka tirsana Nabadiidk Shabaab

    Ururka 4-aad ee guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 4-aad ee guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe.

Howlgalkan ayaa waxaa lagu dilay 5 horjooge iyo xubno badan oo ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab, sida uu xaqiijiyey Taliyaha guutada 16-aad Kumandooska Danab Gashaanle dhexe, Axmed Cabdilaahi Nuur Beeryare.

Taliyaha ayaa intaa ku daran in uu howlagalkani yahay mid lagu ciribtirayo haraadiga malleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip