Horjooge ka tirsanaa Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0
Thursday January 06, 2022 - 00:38:14 in Wararka by
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka tirsanaa Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

    Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad ee kusugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad ee kusugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.


Abshir wuxuu Nabadiidka Alshabab ku jirey Mudo Kudhow Labo Sano wuxuuna u qaabilsanaa dhanka  Xisbiyada  , isagoona  sheegey in Sababta ku kaliftey in uu Alshabab ka soo baxo ay tahay Dhibaatada iyo go'odoonka ay Shacabka ku hayaan Nabadiidka Alshabab . 

Wuxuuna Baaq udirey Saaxibadiisa kale ee Ku Jira Nabadiidka Alshabab in ay isaga soo tagaan ay isku soo dhibaan Ciidanka Dowladda .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip