Ciidanka Xogga dalka gaar ahaan Ururka 86aad ee guutada 77 Howlgal ay ka sameeyeen dhul howd oo u dhexeya dhabaqle iyo Xuseen Cagey ayaa afka ciida loo daray maleeshiyo ka tirsan khawaarijta.

0
Saturday June 22, 2024 - 18:50:03 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xogga dalka gaar ahaan Ururka 86aad ee guutada 77 Howlgal ay ka sameeyeen dhul howd oo u dhexeya dhabaqle iyo Xuseen Cagey ayaa afka ciida loo daray maleeshiyo ka tirsan khawaarijta.

    Ciidanka oo la socday dhaq dhaqaaqa maleshiyaadkan oo Si dhuumaleysi ah lagu Soo gelinayay deeganka, ayaa kaga hortegay deegaan u dhaw xusen Cagey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka oo la socday dhaq dhaqaaqa maleshiyaadkan oo Si dhuumaleysi ah lagu Soo gelinayay deeganka, ayaa kaga hortegay deegaan u dhaw xusen Cagey
oo ah keyn xoola daaqeen ah, balse kala haadka ka raacay khawaarijta waa mid aysan dib uga kaba doonin.
Todobaadkan khawaarijtu waxa ay waayeen maleeshiyo Tira beel ah oo Si qasab horjoogayaashu ay ugu heysteen duurka dawo iyo daryeel la,aanta ah.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip